MARXUUM : MAXAMED ISMAACIIL BULAALE
 

Anigoo ku hadlaya magacayga , Maxamed Cali Muse , magaca dhammaan hawl wadeenada Bahda  LONGLIVESOMALILAND  NEWS MEDIA

waxaan tacsi u diraynaa  , guud ahaan umadda  Somaliland , gaar ahaanna ,qoskii , ehelkii ,qaraabadii , asxaabtii , geerida naxdinta iyo tiiraanyada leh ee ku timid walaalkeen,MARXUUM : MAXAMED ISMAACIIL BULAALE, , oo ku geeriyooday cusbitaal ku yaalla magaalada Djibouti .



Waxaan Ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumka  Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin