Geerida Marxuum Cali Maxamed Ducaale

 


 

 

Anigoo ku hadlaaya magaca Reer Cabdi Carwo iyo magaca xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u dirayaa xaaska, tafiirta, walaal, waalid, ehelka kale, asxaab, qaraabo, xidid iyo xigaalka Marxuum Cali Maxamed Ducaale (Cali Kulmiye) ,meel kasta ooy joogaan,.

 

Geeridu waa xaq, maqalkeeduna waa naxdin, waxa se ugu naxdin badan tan kediska ah si da tan heshay Inaadeer Cali Maxamed Ducaale Alle ha u naxariistee. Marxuum Cali waxuu ku geeriyooday Hargeysa, Axaddii 09/10/2011



Cali waxuu ahaa nin bulsho oo afkiisa iyo gacantiisaba cidna ku dhibin, naxariis badan oo w aji furan. Alle waxaan uga baryayaa inuu naxariistiisa ugu deeqo janatul fardows, inagana ina waafajiyo samir iyo duco.
 

 

 

 


Ahmed Hassan Arwo

La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga

http://www.facebook.com/pages/Ahmed-Arwo/246544372035127
samotalis@gmail.com