MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 


Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse ,ka marwadayda & ka caruurtaydaba , waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, qoyskii,caruurtii ,ehelkii, qaraabadii,xigaalkii,gacalkii, asxa abtii, madax dhaqameedka Somaliland,shacabka Gobolka Gabiley  iyo dhammaan umadda reer Somalilandba,geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen, Marxuum ,Chief-Caaqil Cadi Ciibdle Ammaan,oo maanta oo Sabtiya,19 October 2013,ku geeriyooday magaalada Gabiley.

Marxuum ,Chief-Caaqil Cadi Ciibdle Ammaan,wuxuu ka mid ahaa Halyeeyadii dhidibada u taagay Jamhuuriyada Somaliland,kana soo qayb qaatay halgankii dib u xoreynta ee SNM, nabadayntii, hub ka dhigistii , walaalayntii ,colaad damintii, waxaanu magac & miisaanba ku lahaa dhammaan gayiga Somalidu degto.Marxuum ,Chief-Caaqil Cadi Ciibdle Ammaan,wuxuu ahaa shaqsi cibaado badan,wanaaga & isu soo dhaweynta  umaddana ka shaqeeya,waxaana geerida marxuumka si gaara looga dareemi doonaa guud ahaan Gobolka Gabiley , oo uu u ahaa Damal  la hadhsado.

Waxaanu Allaha awooda leh  uga baryeynaa inuu marxuumka,Chief-Caaqil Cadi Ciibdle Ammaan, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooni yo , ku siiyo naruuro, dhammaanteenna  samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 


Eng. Maxamed Cali Muse


 

 


 

MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 




Madaxwayne Siilaanyo oo Tacsi Tiiraanyo leh udiray Qoyskii, Qaraabadii iyo Shacabdka somaliland ee uu ka Baxay Marxuum Cheif Caaqil Cabdi Ciidle Amaan.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), wa xa uu tacsi u dirayaa Sulaadiinta, Cuqaasha, Caaqilada, Madax dhaqameedka iyo Dhammaan Sha cbiga Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo ku geeriyooday 19/10/2013 Gabiley.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay oday dhaqameed ka baxay qaranka Jamhuuri yada Somaliland door muhiim ahna ka soo qaatay marxaladihii kala duwanaa ee dalku soo maray, sida nabadayntii beelaha somaliland iyo dawladnimada iyo dimuquraadiyada dalkaba, horena wa xa uu marxuumku uga soo qayb-qaatay halkankii dalka lagu horeeyey.

Madaxweynuhu sidoo kale waxa uu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii i yo Asxaabtii uu ka baxay marxuumku, isaga oo illaahay uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Sulaadiinta, Cuqaasha, Caaqilada, Madax dhaqameedka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhammaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.




IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN


Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
 

 


 

MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii iyo qaraabadii iyo gab olka gabiley guud ahaan ee u ka baxay Marxum Chief Caaqil Cabdi Iidle.Ilaahayna naxariistiisa ha ka waraabiyo Jannatul Fardawsana ha geeyo Aamin

1- Ahmed Maax Hassan iyo Xaaskiisa
2- Ruun Maax xasan iyo caruurteed
3- Fardus Maax Xasan iyo Caruurteeda
4- Fadxiya Maax xasan iyo caruurteedda
5-Hamda Maax xasan iyo Caruurteeda

oo kala jooga Arabsiyo,Hargeisa, Djibouti iyo Ottowa

Inaalilaa wa inaa ilaahu raajiciin

 

 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 



Tacsi Ka timid Jaaliyadda reer Gabiley ee Norway: Marxuum Chief Caaqil Abdi Ciidle Ammaan.

INNAA LILAAHI WA INNAA RAJICUUN,
waxaa19/10/2013 magaalada Gabiley ku geeriyooday ALLA ha u naxariistee Marxuum Chief Caaqil AbdiCiidle Ammaan oo ka mid ahaa madaxdhaqmeedyada Gobolka Gabiley.

Geeridu waa xaq, waxaanan EEBBE uga baryaynaa inuu JANADII FARDAWSA ka
waraabiyo. Haddaba waxaan halkan TACSI ugu gudbinaynaa Qoyskii, Qaraabadii,
Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuumku ifka uga tegay inuu samir iyo
IIMAAN ka siiyo.inagana SAMIR iyo IIMAAN inaga siiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJICUUN. Geeridu waa xaq, noolana waa dhinte.
Magacyada asxaabta Tacsida diraya:
1. Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa, Norway
2. Abdulkadir Awale Odowa iyo xaaskiisa, Norway
3. Mohamed Ali Ahmed iyo xaaskiisa, Norway
4. Mohamoud Hussein wacays iyo xaaskiisa, Canada
5. Mohamed Yousuf Guleid iyo xaaskiisa, Norway
6. Yousuf Adan kahin iyo xaaskiisa, London
7. Ahmed Mohamoud Samatar, Norway
8. Mohamed Yousuf Guled iyo xaaskiisa, Norway
9. sse Farah iyo xaaskiisa, Norway
10.Ali Abdillahi Bulhan iyo xaaskiisa, Norway
11. Abdisalaan Aw ciise maaweel (waberi) iyo xaaskiisa, Norway
12.Mohamed Egeh Ute iyo xaaskiisa, Norway
13.Mohamed Mohamoud Adan (lenin) iyo xaaskiisa, Norway
14.Omer Daroud Xassan iyo xaaskiisa, Norway
15.Jama Ali Osman iyo xaaskiisa, Norway
16.Ismael Adur iyo xaaskiisa, Norway
17.Caasha Muhumad Abdikkahi, Norway
18.Abdirahim Omar iyo xaaskiisa, Norway
19.Abdirahim Sh. Dauud, Norway
20.Sh. mohamoud Abdillahi Isse, Norway
21.Ibrahim Daud iyo xaaskiisa, Norway

 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 



Tacsi Tiiraayo Leh Ku Socota Dhamaan Reer Amaan Gaar Ahaan Reer Cabdi Ciidle Amaan Iyo Dhammaan Ehelka Iyo Qaraaba Marxuun Caaqil Cabdi Ciidle Amaan.


Hadaanu nahay dhamaan Ilma Muxumed Qalinle iyo qoysaskooda meelkasta oo ay kala joogaan waxaanu tacsi tiiraanyo le u diraynaa ehelkii,Qaraabadii iyo dhaamnba shacabka reer Gabiley ge eridii naxdinta lahay ee ku timid Marxuun Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Gabiley waxaanu leenahay Ilahay marxuunka naxariistii jano ha ka waraabiyo intii uu ka baxayna samir iyo iimaan Ala ha ka siiyo,aamiin.

 

 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 

 

TACSI TIIRAANJO LEH MARXUUN chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan

Dhamaan Dumarka hoose Magacyadoodu ku qoran yihiin oo ku nool Magaalada Bristol Uk waxay Tacsi u dirayaan qoyskiii iyo qaraabadii Gaar Ahaan Reer Cabdi Ciidle Amaan iyo Dhammaan Beesha uu Marxuunu Chiefcaaqilka u ahaa

Geeridii ku timid Marxuunka ALLE ha u naxariistee Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo Xalay ku geeriyooday Magaalada Gabiley Qoskii iyo qaraabadii iyo Shacabka Somaliland dalka iyo dibadaba ku kala nool waxaan leenahay Samir iimaan ILLAAH ha ha inaga wada siiyo Marxuunkana janaatol fardowsa ha geeyo.

-Ruqiya Cabdi Xudhuun

-Aamina ayaan Cabdi Xudhuun

-Kawsar Cabdi Xudhuun

-Ikraan Dayib

-Ifraax Aw Ciise Jaamac

-Kowsar Aw ciise Jaamac

-Caasha Baxsane

-Ladna Cabdi Askar

-Nuura Muuse Sufijibriil

-Kaltuun Diiriye Nuux

-Sahra Axmed Gaas

-Subeeda Mahdi Cali

 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 



Tacsi tiiraanyo leh oo ay dirayaan jaaliyadda reer Gabiley ee dalka Holland.

Annaga oo ah jaaliyadda reer Gabiley ee dalka Holland waxaan tacsi u diraynaa reer ciidle amm aan iyo dhammaan ehelka iyo qarabada guud ahaan reer Gabiley iyo somaliland oo u ka geeriyoo day caaqil Cabdi Ciidle Ammaan, oo lagu aasay maanta magaalada Gabiley, waxaan ilaahay uga baryeynaa marxuumka in ilaahay janno fardowsa ka waraabiyo ehelkiina samir iyo iimaanka sii yo, dadakan magacyadoodu hoos ku qoran yihiin ayaa tacsiyadaynaya marxuumka.

1. Suldaan Maxamad Maxamuud Xuseen (sumuni) iyo xaaskiisa
2.Ifraax Maxamed iyo caruurtooda
3.Maxamad Yuusuf Buux iyo Xaaskiisa
4. Xaliimo Cabdi Obsiiye
5.Cali Ahmed Sanweyne iyo caruurtiisa
6.Maxamed Daahir Maxamed (xabiib)
7.Kaltuun Daahir Maxamed
8. Ismaaciil Maxamed Cabdi (abiib)
9. Badriya Xasan Cadami
10.Ismahan Jaamac
11. Cismaan Geelle Xuseen
12.Xuseen Samakaab Olol
13.maxamed Xasan toom
14. Ismaaciil Ibraahim Bookh

waxaan leenahay dhammaantayo alla ha u naxariisto caaqilka janno fardawsa ha ugu bishaareeyo. Aamiin,Aamiin,Aamiin.

 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 



inaalilaahi wainaaileyhi raajicuun kullu nafsi daa,iqatulmawt

Waxan tacsi tiiraanyo leh halkan uga direynaa dhammaan shacabka reer somaliland gudo iyo dibadba gaar ahaan gobolka gabiley iyo eheladii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuum jiifcaaqil Cabdi Ciidle Ammaan waxanan ilaahay uga baryeynaa innuu marxuumka jannadii fardawsa ka waraabiyo innagana samir iyo iimmaan innagasiiyo annagoo ah jahliyada reer somaliland ee dalka Nederland kalana ah=


1-cheif caaqil Mahd Mahud Xussen iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
2-Gud xis ucid Holland M M Eleye{Suweys}iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
3-mr C/qadir cismaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4-mr cali Adem Mahd {cali xarur}xaaskiisa iyo caruurtiisa
5-mr cabdi nageeye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
6-mr brahim c mahd iyo xaaskiisa
7-mr cumer cismaan {C/qiyaas} iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
8-mr saadiq macalin xasan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
9-ms xallimo cige fahiye iyo caruurteeda
10-ms zamzam cali ammaan iyo caruurieeda
11-mr cali Ahme sanweyne iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
12-mr xasan daauud muhd
13-mr Suleyman mahd xaaskiisa iyocruurtiisa
14-mr mawlid mahd xaaskiisa iyo caruurtiisa
15-mr sucudi sheekh
16-mr xussen daud muhd
17-Dr mahd Cawaale xaaskiisa iyo caruurtiisa
18-ms Nura Nur Mahd iyo caruurteeda
19-ms kaltun Dahir Mahd iyo caruurteesa
20-Ahmed muuse
21-mrAhmed Mahd Makahiil xaaskiisa iyo caruurtiisa
22-mr-Mahd Cali dhere xaaskiisa iyo caruurtiisa
23-mr-cumer jeynaa xaasliisa iyo caruurtiisa
24-mr-samater Yusuf Gedi
25-ms Fadumo Meygaag samater
26-Ing C/llahi Jibril Botan

 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 

 


Inaalilaahi Wa Inaaileyhi raajucuun


Anigoo ku hadlaya magcayga iyo magaca xisbiga mucaaridka ucid ee dalka Nederland waxan ta csi tiiraayo leh udirayaa dhammaan shacbiga somaliland gaar ahaan gobolka gabiley iyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum cheif caaqil cabdi ciidle Ammaan waxan ka tacsiyeynaa gee rida naxdinta leh ee ku timid cheif caaqilka waxanan ilaahay uga baryaa marxuumka innuu ka waraabiyo jatulfardawsa innagana samir iyo iimmaan
ina gasiiyo Aamiin-Aamiin-Aamiin

 


Gud xisbiga mucaaridka ucid ee dalka Nederland
Mr M M Eleye {Suweys}

 

 

 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 



Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qo yskii,caruurtii ,ehelkii, qaraabadii,xigaalkii,gacalkii, asxaabtii,madax dhaqameedka Somaliland, sh acabka Gobolka Gabiley  iyo dhammaan umadda reer Somaliland,geerida naxdinta leh ee ku ti mid walaalkeen, Marxuum ,Chief-Ca aqil Cadi Ciibdle Ammaan,oo maanta oo Sabtiya,19 Oc tober 20 13,ku geeriyooday magaalada Gabiley.

Waxaanu Allaha awooda leh  uga baryeynaa inuu marxuumka,Chief-Caaqil Cadi Ciibdle Ammaan, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooni yo , ku siiyo naruuro, dhammaanteenna  samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.
 




Maamulka Timacade News Network (TNN)

 


 


 

MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Dhamaan Qoyska Reer Muxumed Ibraahim Waxay Tacsi U Dirayaan Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan,oo maanta Lagu Aasay magaalada Gabiley.

Aabo Muxumed Ibraahim Aadan
Hooyo malyuun Obsiiye Rooble
Nimco Muxumed Ibraahim
Yaasmiin Muxumed Ibraahim
Shugri Muxumed Ibraahim
Guuleed Muxumed Ibraahim
Idil Muxumed Ibraahim
Xamse Muxumed Ibraahim
C/wahaab Muxumed Ibraahim
Maxamed Muxumed Ibraahim
Ladna Muxumed Ibraahim
C/majiid Muxumed Ibraahim
Bilan Muxumed Ibraahim
Xasan Muxumed Ibraahim
Xuseen Muxumed Ibraahim
C/xakiin Muxumed Ibraahim
Ibraahim Muxumed Ibraahim
C/waduud Muxumed Ibraahim
Hooyo Maryan Aw Aadan


Sidoo Kale Masuuliyiintan Hoos Ku Qorani Waxay Tacsi Taasi Lamid u Dirayaan Qoyskii Iyo Qara abadii Uu Ka Baxay Marxuum Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan Oo Maanta Lagu Aasay magaalada Gabiley.

Taliyaha Saldhiga Tog-Wajaale Muxumed Cumar Suldaan
Taliyaha Ciidanka Mashruuca Wajaale Axmed Daa'uud Xasan
Xisaabiyha Dawlada Hoose Ee Wajaale Rashiid Aw-maxamuud Ismaaciil
Maxamed Muuse Shiil
Rashiid X.C/laahi Caalin
Axmed Mawliid Muumin

Dhamaan dadkani Kor Ku Xusani Waxay ilaah uga baryayaan Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuumku in uu Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Isagana Ilaahay Janadiisa fardawsa Geeyo.
 


 

MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 

 


Wasiirka Maaliyada iyo Dhamaan Bahda Wasaarada Maaliyada oo Tacsi Tiiraanyo leh udiray Qoy skii uu ka Baxay Marxuum Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan, oo saaka ku geeriyooday magaa lada Gabiley, Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo Dhamaan qoyskii ......

Innaa Lillaahi wa innaa illeyhi Raajicuun,

Wasiiirka Maaliyada Somaliland Mudane C/casiis Maxamed Samaale, Agaamisamaha Guud ee Wa saarada Saleebaan Jaamac Diiriye, Agaasimaha Baadhista iyo Kormeerka Khadar Maxamed Cab di, Xisaabiyaha Guud Maxamed Cabdi Badde, Agaasimaha Maamulka Bahja Xasan

Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Shacabka Reer Somaliland ee uu ka Baxay Marxuum Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo Saaka ku Geeriyooday magaalada Gabiley, Ra bbi naxariistii janno haka waraabiyo Dhamaan qoyskii ubaxayna Samir iyo iimaan Saadiqa ha inaga Wada siiyo. Aamiin aamiin

 


 

MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 


 

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raji'un ((إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ ر

 
Dhamaan Jaaliyadda reer Gabilay ee ku dhaqan dalka USA waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u dir aynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ala ha u naxariistee Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan ..

Dhamaan Jaaliyadda reer Gabilay ee ku dhaqan North America gaar ahaan USA waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ala ha u naxariistee marxuum Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo maanta ku geeriyooday magaalada Gabiley waxaanu marxuu nkaa ilaahay uga baryanaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii iyo dhaan um ada reer Gabiley ee uu ka tageyna samir iyo iimaan Ale ka siiyo.aaaaaaaammmiiin.


Dr.Siciid Muxumed Budle.
Dr.Maxamuud Maxamed Dhakhtar (dr.abaayo)
Dr.Xusseen Cali Hanfi.
Dr.Maxamed Jaamac.
Sheekh Sacad Muuse.
Fu'aad Sheek Abubakar.
Yuusuf Muxumed Budle.
Maxamed shiirimiiri.
Maax Isaaq.
Canab Maxmed Dhakhtar.
Isaxaaq Cilmi Askar.
C/raxmaan Sheekh Ismaaciil.
Sahra Ciidle Nuur.
Maxamuud C/raxmaan (xagaadheere)
Maxamuud SHeekh Cabdi Geedwareershe.
Ruqiya Muxumed Budle.
C/raxmaan Muuse Ismaciil.
Shaafici Tukaale.
Ismaaciil Xusseen Qalinle.
Basra muuse Qoti.
Ubax Cali Maraykan.
C/rasaaq Sheekh Abubakar.
Safia sheekh Muxumed.
Sacaada Cali Barkhad.
Khadar Jaambiir Cige.
Fadxi Cumar.
Sahra Xassan Baadari.
Cadar Aadan.
Cali Khayre.
Sahra Warsame Gadhjab.
iyo qaarkaloo badan.................................

Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan marxuunka inuu qabriga u nuuro.
Aamiin, aamiin, aamiin, aamiin...................
 

 


 

MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Tacsi Ku Socota Dhamaan qoyskii, Qaraabadii iyo shacabka reer somaliland ee uu ka baxay marxuum Caaqil Cabdi Ciidle Amaan

Dhamaan Jaaliyadda reer Gabilay ee ku dhaqan dalka UK gaar ahaan magaalada Cardiff waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ala ha u naxariistee Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan.....

Dhamaan Jaaliyadda reer Gabilay ee ku dhaqan dalak UK waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ala ha u naxariistee marxuum Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo maanta ku geeriyooday magaalada Gabiley waxaanu marxuunkaa ilaahay uga baryanaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo intii uu ka baxayna samir iyo iimaan Ale ka siiyo.

Abdilahi askar ibraahin
Xassan maxamuud cige
Cumar cige
Maxamed axmed yusyf
Ali adan Areye
Nasir adan Areye
Mustafe mahamed omer
Mahamed Abdirahman
Mahamed barlin,
Iyo qaar kaloo badan.................


Waxaa tacsidan mid la mida iyagun diray.

Saado Abdi kooshin
Amina Awjaamac momin
Amina sh Adan
Khadra dahir rirash
Nimco hussen cige
Zahra farax geerdoon
Luul farax geerdoon
Basra hussen ismail.

Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan marxuunka inuu qabriga u nuuro.
Aamiin, aamiin, aamiin, aamiin..........



 


MARXUUM ,CHIEF-CAAQIL, CABDI CIIDLE AMMAAN

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Tacsi Tiiraayo Leh Ku Socota Dhamaan Reer Amaan Gaar Ahaan Reer Cabdi Ciidle Amaan Iyo Dhammaan Ehelka Iyo Qaraaba Marxuun Caaqil Cabdi Ciidle Amaan.

Dhamaan dadka hoose Magacyadoodu ku qoran yihiin oo ku nool Magaalada Bristol Uk waxay Tacsi u dirayaan qoyskiii iyo qaraabadii Gaar Ahaan Reer Cabdi Ciidle Amaan iyo Dhammaan Beesha uu Marxuunu Chiefcaaqilka u ahaa

Geeridii ku timid Marxuunka ALLE ha u naxariistee Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan oo Xalay ku geeriyooday Magaalada Gabiley Qoskii iyo qaraabadii iyo Shacabka Somaliland dalka iyo dibadaba ku kala nool waxaan leenahay Samir iimaan ILLAAH ha ha inaga wada siiyo Marxuunkana janaatol fardowsa ha geeyo.
Aamiin aamiin

1) Axmed Aadan Mooge iyo Xaaskiisa
2)Mukhtaar Mowliid 3) Cali Mowliid
4) Maxamuud mowliid
5) Ikraan Dayib
6) Muxumed Jaamac
7) Maxamed Xaashi Ismaciil (Bacado)
8) Eng Xuseen Axmed Caydiid
9)inj Mahamoud Mohamed Bidde
10) Hanad Jaamac Yaasiin
11)Rashiid Maxamed Cilmi (QUDDE
12) Ahmed Cumar Xasan
13) Cabdisalaan Cali Cabdi
14) Aadan Cumar Xasan(fargaz)
15) Abdirasaaq Ibrahim Kooshin
16) Yuusuf Xaashi Cismaan
17) Maxamed Cabdi Fahfahle
18) Xasan Yusuf Siiciid
19) Cali Daahir Siiciid
20) Yuusuf Warmahaye
21) Mukhtar Xasan Xaashi
22) Maxamed Cali Good
23) Maxamed Cabdi Fahfahle (BBC)
24) Cumar Siyaad Cabdillahi
25) Haybe Cali Guun
26) Khaliif Maxamed Cabdi
27) Mahamed Adan Cumer (m dhere)
28)Hassan Ali Amaan
29)Yuusuf Maxamedcade
30)Siciid Calihakaale
31)Faysal Maxamed Badaawi
32)Maxamed Kowsaar Yuusuf
33) Cabdillaahi Caydiid
34) Caydaruus Keyse
35)Keyse Cabdi Caliwayd
36)Ali Mawliid Aw Ali
37)Mohamoud Mawliid Aw Ali
38)Mukhtaar Mawliid Aw Ali
39)Mustafe Xaashi Cusmaan
4o)Ciise Mohamoud caydid
41)Mohamed Abdi Obsiiye
42)Yuusuf Mohamed Cade
43)Mohamed Ali Xeyder
44)Bashiir Adan
45)Ibraahim Mohamed H Abdi Caamir
46)Cabdiraxmaan Xasan Cumar
47)Cabdi Maygaag
48) Cabdi Cismaan Xirsi (cabdi dhoore)
49) Ismaaciil Maxamed (ILDAB)
50) Muuse Gaanbiye
51) Ibraahim Cali Cawad
52) Cabdilaahi M axamed Ducaale
53) Axmed Yuusuf Cali (Axmed cadoole)
54) Cumar Aw cabdi (Cumar Dooli)