HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

Mudane Yaxye Cabdullaahi Maxamed 

&

Marwo Hibo Axmed Cabdillaahi


Dhammaanba akhyaarta iyo qoysaska hoosta ku qoran oo kala jooga waddanka Somaliland iyo dibadiisuba waxay hambalyo iyo ducaba u dirayaan:

Mudane Yaxye Cabdullaahi Maxamed iyo Marwo Hibo Axmed Cabdillaahi oo meherkoodu shalay ka dhacay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.Ehelada hambalyada iyo ducadaba u dirayaana waxay kala yihiin:

Reer Cabdullaahi Maxamed Cumar
Reer Axmed Cabdullaahi
Reer Maxamuud Aadanmaal Cumar
Reer Faysal Maxamed Cumar
Reer Yuusuf Axmed Maxamed
Reer Cabdullaahi Axmed Xuseen
Reer Maxamed Axmednuur Cumar
Iyo ehelo iyo Asaxaab kale oo aad u farabadan

Waxayna waalidiinta iyo walaalaha korka ku xusani Ilaahay uga baryayaan qoyskan cusu b, in uu ka dhigo kuwii kala hela ubad khayr qaba oo diinta iyo dalkaba anfaca.Waxa kala oo ay Eebbe uga baryayaan, in ay noloshooda ku dhammaystaan bashbash iyo barwaaqo.

Allahayoow Aamiin


 

 

  Mudane Yaxye Cabdullaahi Maxamed 


Marwo Hibo Axmed Cabdillaahi

 

 

 



   Mudane Yaxye Cabdullaahi Maxamed     

                      

  Marwo Hibo Axmed Cabdillaahi