HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 

Maxamed Hassan Mahamed &

     Saynab Axmed Taani

 


Dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan Boqorka iyo boqorada. SAYNAB AHMED TAANI IYO MAXAMED HASSAN MAHA MED (AW BAYDA ) oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Pan aroma.



Aabo Ahmed Taani
Hooyo Madiina Aw Cali
Ilhaan Ahmed Taani
Khadar Ahmed Taani
  Siciid Ahmed Taani
Jibriil Ahmed Taani
   Jimcaale Ahmed Taani
  Hodan Ahmed Taani
  Amiin Ahmed Taani.


 

 

Waxaa kaloo iyaguna hanbalydaa mid la mida diraaya.

Aabo muxumad xasan (Budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteda
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed
Mustafe Budle.

 


Aabo yuusuf Aw cali Ibraahin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Siraad Aw Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda
Cabdilaahi Aw cali Ibraahin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Sacaada Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda
Sahra Aw Cali Ibraahin iyo odaygeeda iyo caruurteeda
Cumar Xusseen Ibraahin iyo reerkiisa
Aadan Xusseen IBraahin iyo reerkiisa
Maxamed Xuseen Ibraahin iyo reerkiisa
Xaawa Xusseen Ibraahin iyo caruurteed

 


Damaan Reer Taani Ducaale oo kal ah.


Reer Cabdilaahi taani.
Reer Maxamed Taani.
Reer Cismaan Taani.
Reer Cabdi Taani
Xabiiba Taani iyo reerkeeda.
Aamina Taani iyo reerkeeda.
Xaliimo Taani iyo reerkeeda.
Caasha Taani iyo reerkeeda.
Maryan Taani.

 


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeedu waxay hanbayo u dirayaan,
SAYNAB AHMED TAANI IYO MAXAMED HASSAN MAHAMED (AW BAYDA) oo meherkoodu ka dhaca y magaalada Hargeysa ,waxaanay leeyihiin noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kal hela, aamiiiiiin.


 



 

 

 


Maxamed Hassan Mahamed

    Saynab Axmed Taani 

 

 

 

 



               Maxamed Hassan Mahamed

                      

             Saynab Axmed Taani