Fanaankii  weynaa ee Faysal Cumar Mushteeg oo geeriyooday


.



Hargeysa (TNN) - Rabbi naxariistii Janno Fardwasa ha ka waraabiye,waxaa geeriy oo day,fannaanakii weynaa,ee caanka ka ahaa dhammaan degaanada ay Somalidu degto, ee Faysal Cumar Mushteeg.


Dhammaan maamulka,weriyayaasha iyo shaqaalaha Bahweynta Timacade News,wa x ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,asxaabtii iyo shacabak a S omaliland ee uu ka baxay  marxuun Faysal Cumar Mushteeg,waxaanay Ilaahay uga bar yayaan danbi dhaaf iyo inuu Jannatul Fardawsa ka waraabiyo,dhammaan teenna samir iyo iimaan innaga siiyo,aamiin.

 

 




Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland