WAR-SAXAAFADEED

 



JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND
ucid
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة

Ref/UCID/32 /2014
Date /16/08/2014

Ujeedo: Xil-Magacaabis


Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Ma gacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta oo ay Taarikhdu Tahay 16/08/2014 Loo magacaabay Gudoomiyaha Dalka France Md, Maxamed Ahmed Muuse Dirir iyo Gudoo miye ku- Xigeenka Md Idiris Ali Hassan Obsiiye,ka dib markii aad looga fiirsadey isla marka ana isla markaana wada tashi dheer laga galey labada masuul.

Hadaba waxa la faray Masuuliyiintaa kor ku xusan in ay hawshooda u bilaabaan sida ugu dhakhsaha Badan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday.


Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu idiin fuduudeeyo xilkaa laydiin Magacaabey


ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe