Eedayn kusocota wasiirka arimaha gudaha Dr.gaboose+ khaladkii 2aad ee uugalo intuu xukunka hayay+hadal haynta puntland+xukumada siilaanyo
 


Waxaan ugu horayn salaamayaa akhristayaashayda sharaftaleh, waxaan salaamayaa dhamaanba shac abka reer Somaliland meel kastoo ay jogaan. W axan qalinka u qaatay saaka oo aan rabaa in aan  ka hadlo arimo badan kuwaas oo ugu horayn aan kusoo qaadanaayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr .Gaboose, taas oo ay sababtay in aan kaga hadlo diyaarad ku soo dagtay garoonka weyn ee  magaa lada Hargaysa ,taas oo u socotay ama ujeeday maamul Goboleedka Puntland,  iyadoo aanay wax shaq aaqo ahi taagnayn xiligan, taas oo ay hadana maamul Goboleedka Puntland uu batay hadal hayn dheer aada, taas oo ay sheegayaan in ay ciidamo loo soo taba baraayo iyo diyaaradan soo fadhiisatay garoo nka Hargaysa. Waxaa ka hadlay Dr.Gaboose ,oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha Jamhuuriyaddan  soomaa liland .

Waxaa la yaab leh sida uu hadal kiisa usoo jeediyay,  hadaba Gaboose waxaa hore loogu haystay hada lkii uu kula kacay Sheekha Weyn ee Aadan Siiro, taas oo ay tahay maantana waxaa diyaaradaasi siday hub ama qalabkii ciidamada Puntland .Waxaa is waydiin leh waa la og ahay oo Puntland ,waxaa ina dhex taala xurkuf, iyagoo hadana la yahay umad walaalo ah, hadana waa cadawga Soomaaliland maanta .

Dr.Gaboose wuxuu yidhi, waxaa loo saarayaa gudi diyaaradaasi iyo qalabkeeda,waxaa is waydiin leh mi yaanu wadanku sharci lahayn, oo intuuu tiig sanaayo xeer caalami ah iyadoo ilaa hadana laga sugaayo xukunkii GAALKII JARMALKA AHAA , oo aan ilaa hada la garanayn halkuu ku danbeeyay,  Dr.Gaboose w uxuu noqday Wasiirkii ugu horeeyay xukuumada Siilaanyo ee hadana laga hayo khaladaad in kastoo ay eegtahay in uu waajibkiisa guto hadana waxan leeyahay waa in aad taxadartaa mudane oo sida lagaa ga fadhiyo uga soo baxdaa xilkaaga ,waxaa kaloo jira in uu in badan difaaco Puntland , taasna waxaan leeyahay dalkan Somaliland waxaa ku soo qutay dhiig xornimo ee ka fiirso yaanay kula fogaan difaaca Puntlande.

Tan kale,  xukuumadan Siilaanyo , waxaanu ka haysanaa dadaal badan iyo kalsooni ee ha laga helo sidii aanu uga fadhinay ,hana ogaato in ay Somaliland leedahay cadow aad u tiro badan, oo ha adkaysato difaaceeda, ciidan eedaynta aan Gaboose ha joojiyo hadalada ah shuruudu daakhiliya ee dalka u yaala ,yaanu ka sheegina TVyada, waxaan leeyahay xukuumadan farta ayaa idinku godan , ee GO'A ISKA QA ADA .

Siilaanyo,  Gaboosana  haka fiirsado talabooyinka uu qaadaayo ,waxaana xukuumada looga fadhiyaa o o ku waajiba in ay difaacdo Dalkeeda iyo Dadkeedaba. Waxaan kaga baxayaa in ay taxadar qaadato Da wlada Somaliland , Puntlandna ay ka gaabsato arimaha Soomaaliland farahana kal baxdo.

Wabilaahi tawfiiq

 

 

 

 

 

Qalinkii:Nafisa X. {kalgacal}
Somaliland
Email:nafisasomaliland@ho