Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Kulmiye,Dr /Prof essor Maxamed Cabdillahi Cumar ,oo u  anbabaxay dalkii hooyo , Somaliland

 

 

Waxaan sii mari doonaa magaalada Dubai,ee Dalka Imaaraadka Carabta, waxaanan la kulmi doonaa Jaaliyadda Somaliland ........

London (TNN)-Xoghayha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Kulmiye , Dr /Professor Maxamed Cab dillahi Cumar, oo  khadka Taleefanka ugu warramay Shabakadda Timacade News, intaanu ka anab bixin magaalada London,ayaa uga warramay socdaalka shaqo ee  uu ugu kicitimayo dh ulkii hooyo,Somaliland.

Dr Maxamed ,wuxuu Timacade News  u sheegay, inuu ku sii hakan doono magaalada  Dubai,la na Kulmi doono Jaaliyadda Somaliland ee Dalkaa  deggan,si uu uga warramo barnaamijka Xis biga Kulmiye iyo doorashooyinka dhawaan  la qaban doono.

Dr Maxamed,waxaa kale oo Timacade News  u sheegay , sida habsimada ah ee ololihii Dooras hada ee Xisbiga Kulmiye u socdo ,islla markaana  uga mahad cliyey dhammaan shacbiga Som aliland , sida nabad gelyada iyo dimuqraadiayadda ku dhisan ,ee ay uga qayb qaadanayaan sidii dalka ay doorasho uqa qabsoomi lahayd.

 

 



Timacade News Network TNN
London , Uk