Xooghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga Kulmiye oo safar ugu kicitamay waddanka Ingiriiska

 

  

Dr Maxamed Cabdillahi Cumar ayaa safar ugu kicitimay waddank Ingiriiska siina mari doona  dalka Ethiopia. Inta uu joogo wadanka Ethiopa , wuxuu la kulmi doona madax sare oo ka tirsan waddankaasi.

Waxaa kale oo uu Ethiopia kula kulmi doonaa, madaxda safaaradda Ingiriisku ku leedahay wadanka   Ethiopia, magaalada  Addis ababa.


Safarka oo u ku weheliyo, musharaxa madax weyne ku xigeenka xisbiga Kulmiye,mudane Cabdiraxaman Seylici, waxay u sii gudbi doonaan waddanka Ingiriiska, oo ay kulammo kula yeelaan doonaan jaaliyadaha Somaliland ee deggan carriga Ingiriiska iyo taageeryasha xisbiga Kulmiye.

 

 

 

Longlivesomaliland News Media