Dr. Gaboose, Siyaasi Ku Fashilmay Xilkii Uu
Qaranka U Hayey
waxaynu wada
ogsoonahay inuu qofku bulshada dhexdeeda ku leeyahay
qiimayn, qiimayntaasoo qofku uu isagu baabiin karo ama
xaslan karo .
Waxa jira Wasiirka Arimaa Gudaha, Dr Gaboose, ayaa
wakhtiguu mucaaridka ahaa taageeradii loo hayay ay hoos
u dhacday ,marka loo eego ta maanta shacabka u hayo
Hadaba waxa is waydiintu tahay maxaa sababay ?
Markii aanu dad badan wax ka waydiinay waxyaabaha
sababay ,waxay jawaabahoodii ku mideeyeen inuu yahay
Dhakhtarka kaliyee Neerfaha ,oo aanay jirin cid looga
maar mayo ama cid kaloo u galaysa kaalintii l axaadka
lahayd ee uu ugu jiray bulshada Soomaaliland, iyagoo
sheegay inay xilka uu maanta u hayo bulsha da ,ay kaga
kalsoon yihiin tii Dhkhtarnimada.
Waxa ka mida hadalada kalsoonida shacabka hoos u riday
hadalo ay ka mid yihiin:{waxaan u
go'ayaa Siyaa sada }
Gabagabadii anigoo magacaygu yahay
Qadan Cali Xirsi , wxaan xaq u leeyahay inaan
wixii talo iyo tusaale a h u soo gudbiyo madaxdayda,
hadaba sacaadatal Wasiir waxaanu jeclaan lahayn adigoo
ku sii dhex jira siy aasadaada, hadana inaad xooga
saarto kaalintii aad noogu jirtay ee laxaadka lahayd,
waxaan ku leeyay ka tanaasul hadalada keenaya inay
kalsoonida shacabku lunto .
Qadan Cali Xirsi
Hargeysa somaliland
Tell:4124148 |
|