Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Dr. Ma xamed Cabdi Gaboose ayaa manta si rasmi ah iskaga casilay xilkii wasiirnimo

 

 



 

Hargeysa,18 August 2011 (TNN)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Dr. Max amed Cabdi Gabo ose ayaa manta si rasmi ah iskaga casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay dawlada Somalila nd ee uu hogaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaan yo).


Waxaana hadalkiisii ka mid ahaa  Waxan maanta umada reer soomaliland ee qaliga igu ah u sheegayaa inaan go,aansaday inaan iska casilo xilkii aan qaranka u ahay ee ahaa Wasii rka Arimaha Gudaha jamuuriyada soomaliland.



Go,aankan oo aan madax waynaha u gudbiyay ka hor intii aanu u amba bixin safarkiisa itoo biya iyo jaynaha Sababta ugu wayn ee keentay inaan xilkan ka tago ayaa ah inaan u mada x banaanado ka midho dhalinta hamiga siyaasigaa ee aan leeyahay oo aan u marayo furas hada urur siyaasadeed ha jiraan tabashooyin hoose laakiin waxan idiin cadaynayaa inaanu jirin wax khilaf ah oo aniga iyo madax waynaha nasoo kala dhex galay waxan u arkaa mada xwaynuhu inuuu yahay nin odaya oo hogaamiye ruug cadaa siyaasiya oo dhamanteen shar af iyo ciso inaga wada mudan.

 

Waxa kaloon aaminsanahay, inuu daacad u yahay dadkiisa iyo dalkiisa mudan yahayna in gacan lagu siiyo xilka uu dadka u hayo ,waxan aaminsanahay in madaxwaynaha iyo xukuum adiisu xaqiijiyeen balan qaadyo badan oo uu madaxwaynuhu ku ololeeyay xiligii doorasho oyinka ,sida mushaarka shaqaalha oo aad loo kordhiyay, waxbrashada aasaasigaa oo laca g la'aan laga dhigay, lacagtii giimbaarta Burco oo la badalay, tirikoobkii ciidamada oo la hir galiyay, Nabad galyadii oo xasishay, iyo xidhiidhka jaarkeena iyo kan calamigaa oo sare u kacay iyo in ugu dambayntiina la ogolaaday furashada ururada siyaasigaa taa soo keenta y inaan manta aniga iyo qayrkay helno fursadan qaligaa, fursadan oo uu madaxwayne Siila nyo keenay , kuna galayo taariikhda dambe sumadaysana bisalylkiisa siyaasadeed.

 

Waxan balan qadayaa,  inaan si hagar la'aana ugu hiilin doono wixii wanaaga ee uu la jece lyahay dalkeena, ururkayaguna noqon doono mid wax dhisa ee aanu noqon mid wax dumi ya, Wabilaahi tawfiiq."

 

 

 



Guuleed Muxumed Ibraahim

Timacade News Reporter
Hargeisa/Somaliland