Dr. Cabdiwali Sheekh
Cabdillahi Suufi oo lagjar u jeediyey bo qolaal ka mid ah ardeyda Jaamacada Tima-Ade
ee
Magaalada Gabiley
"Aqoontu Qofka bili,aadmiga ah waxaysiisaa kalsooni, awood iyo
hurumar wa ilahay mahdii idinka oo ku baranaya gurigiini iyo
gobolkiinba waxaaloo baahan yahay inaad wakhtiga ka
Faa,iideysataan"Dr c/wali sheekh... .Daawo sawiro aad u tiro badan
Gabiley (TNN):-Dr. C/Wali Sh.C/Lahi Suufi Oo Ka mid ah aqoonynada Reer
Gabiley ee Shahaada PHD Si ta , ayaa Lagjar u jeediyey Boqolaal Ka Mid
Ah Ardeyda Dhigta Jaamacada Tima-Ade Ee Gobolka Gabil ey Oo Buux
Dhaafiyey Barxad Hore Ee Jaamacada Tima-Ade.Dr C/Wali Oo Shahaad PHD Ka Diyaariyey Jaamacada Caalmiga Ee Dalka
Sudan Lagjarkani Ayaa Ciwankiisu Ahaa Qiimaha Ay Aqoontu Usamaytu
Qofka Nolashiisa.
Waxaanu Ardeyda Ku Dhiirigaliyey Inay Gobolka Iyo Jamacdaba
Horumariyaan Oo Ay Magac U soo Jii daan Gabogabadii Waxaa Uu Ardeyda
Kula Dardarmey Inay Ka Faa,Iideystaan Wakhtiga Siin Xoogiyan
Aqoontooda.Waxaan Jaamcada Soo dhaweyn diiran ku qaabiley Gudoomiye Kuxigeenka
Jaamacada Dr C/Laahi Cu mar Cige Prof Khaalid Mxamed Ismaaciil, Prof
C/Raxmaan Dheere Iyo Dhamaanba Hawal Wadeenada Jaamcada Tima-Ade
University
Ardeyda Jaamacada Tima-Ade Ayaa Aad Us oo Dhaweeyey Aqoonyahan Dr C/Wali
Sh.C/Laahi Oo Ay Ku Tilmaameen Inuu Yahayn Aqoonyahankii Ugu
Horeeyey Ee Reer Gabiley Ah Ee Lagjar Ka Jeediya Ja amacada Tima-Ade
University, Waxayna Aqoonyahana Kala Ee Reer Gabiley Ugu Baaqeen
Inay Ku Da ydaan
C/Raxmaan Xaaji
Timacade News Desk
Obsiye2007@Hotmail.Com
Gabiley,Somailand
|