Dhismaha Jidka isku xidhaya Cusbitaalka weyn ee Shei kh Zayed bin Sultan Al Nahyan iyo magaalada Tog-wajaale



 

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) ,waa Hay'ad ka diiwaan gasha n Dalalka Jamhuuriyada Somaliland iyo Ingiriiska,waxaanay wakiilo ku leedahay dalka gudihi isa iyo dibadiisaba.

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) , oo iyadu talada & fikirka Cus bi taalkaba lahayd, ayaa dalka gudihiisa iyo dibadiisaba dadaal joogta ah ka sameysay, codsiyana u qortay Hay'adaha sama-falka ee ka hawl gala Dalalka Carabt a,Yurub iyo Qaarada Maraykanka.

Maamulka iyo xubnaha Hay'ada samo falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF), waxay u mahad celinayaan Xaakimka Imaarada Dubai,ahna madaxweyne ku-xigeenka Dalka Im aaraatka Carabta,Sheikh Mohamd Bin Raashid Al Maktoum,oo Hay'adiisa samo falka ee Sheikh Mohamd Bin Raashid Al Maktoum Humanitarian & Charity Est ablishment,ay bix isay dhaqaalaha ku baxay hir galinta Cusbitaalka weyn ee magaalada Tog-wajaale,oo 31 December 2014,ay marwada Jamhuuriyada Somaliland, Amina-weris Sheekh Maxa med Jirde, xadhiga ka jartay.

Waxaan sidoo kale aan mahad celin aan la soo koobi karayn u diraynaa Xukuumada So maliland , ee uu gadhwadeenka ka yahay, Mujaahid Axmed Maxamed Maxamed Maxam ud (Siilaanyo),oo qayb libaax ka qaadatay dhaqaalihii ku baxay hir galinta cusbita alka.

Waxaan ka codsanaynaa dhammaan shacabka Somaliland iyo dhammaan umada mus limiintaba inay gacan naga siiyaan dhismaha jidka isku xidhaya magaalada Tog-wajaale iyo Cusbitaalka,oo fududayn doona adeega uu bixiyo cusbitaalku,gaar ahaan waqti Ro obaadka.

Walaal wixii aad awoodi karto,ee aad ku darsan kartaaba,waa Sadaqo Jaariya,oo addu un iyo aakhiraba ku anfacaysa ee fursadan khayrigaa ka faaiidayso,uguna soo hagaa ji:
 

 


XAWAALADA DAHABSHIIL
Tog-Wajaale Foundation (TWF)
Account No: HRGD34568
Tog-wajaale , Somaliland

 


Togwajale Foundation (TWF)
Bank name: Lloyds TSB
Account No. 24299468
Sort Code: 30 - 98 - 70
London , UK

 

 

 

 

 



Hay'adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF)