|
AMBULANCE LOO IIBINAYO CUSBITAALKA GUUD EE SHEEKH SAAYID BINU
SULDAAN AALA-NAHYAAN EE MAGAALADA TOG-WAJAALE

Baahi aad u weyn oo dhinaca adeega caafimaadka loo qabay muddo aad u
dheer,ayaa 31 Decemb er,2014 ,lagu guuleystay in Cusbitaal weyn laga
hir galiyo magaalada Tog-wajaale,kaa soo qayb li baax ka qaadan doona
horumarinta baahida caafimaadka ee degaanka.
Waa markii ugu horeysay ee magaalada Tog-wajaale ay abid yeelato
Cusbitaal weyn,waxaana tal ada,go'aanka,fikirka,abaabulka,
wacyi-gelinta iyo ku dhawaaqida dhismaha cisbitaalkaba lahaa,
H ay’dda samafalk a ee Tog-wajaale Foundation (TWF),waxaanay codsiyo
badan gaadhsiisay Hay'a daha samo-falka ee Caalamka.
Maamulka iyo xubnaha Hay'ada samo falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),
waxay mar walbba u mahad celinayaan Xaakimka Imaarada Dubai,ahna
madaxweyne ku-xigeenka Dalka Imaaraatka Carabta,Sheikh Mohamd Bin
Raashid Al Maktoum,oo Hay'adiisa samo falka ee Sheikh Mohamd Bin
Raashid Al Maktoum Humanitarian & Charity Establishment,ay bixisay
dhaqaalihii ku baxay hir gal inta Cusbitaalka weyn ee magaalada Tog-wajaale.
Hay’dda Samafalka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),waxay ugu
baaqaysaa cid kasta oo wax ku darsanaysa Sadaqadan Jaarigaa,inay ka
qayb qaataan dhaqaale ururinta loo sameynayo Cusbita alka weyn ee
magaalada Tog-wajaale ,sidii uu u heli lahaa AMBULANCE,kaa soo wax
badan ka tari doona adeegyada uu cusbitaalku bixiyo.
Fadlan wixii aad awoodi karto,ugu soo hagaaji:
XAWAALADA DAHABSHIIL
Tog-Wajaale Foundation (TWF)
Account No: HRGD34568
Tog-wajaale , Somaliland
|
Togwajale Foundation (TWF)
Bank name: Lloyds TSB
Account No. 24299468
Sort Code: 30 - 98 - 70
London , UK
|
Hay'adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale
Foundation (TWF)
|
|