Hambalyo Dhalasho Farxad leh

 

 

Ottawa,Canada (TNN)-Tafatiraha Guud, madaxda sare , weriyaya asha iyo dhammaan hawl wadeenada Shabakada Wararka ee Tim acade News Network (TNN) , ee ku kala sugan  dunida  daafahee da,waxay hambalyo aan la koobi karayn hawada u  marinayaan C/raxiin Axmed Carab iyo Guddoon Bashiir Muxumed oo Wiil ugu dhashay Cisbitaalka Hargeysa.

 

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu ka ka yeelo wiilkii waalidkii sa,ehelkiisa ,dalkiis a  iyo diintiisaba anfaca, aamiin, aamiin

 

 



Timacade News Network (
TNN)
Ottawa  Canada

 

 

Ottawa Canada