DABAYLUHU WAR BAY SIDAAN

 

 

 

MAR HORE WAXAAN SALAAMAYAA TIMACADE NEWS IYO DAADIHIYAYAASHA IYO DHAMAAN REER SOM ALILAND KA DHAB TA AH, MARKA XIGTA WAXAAN HALKAN KUSS GUDBINAYAA MAANSO LA MAGAC BAX DAY ( DABAYLUHU WAR BAY SIDAAN), WAXAAY KA HADLAYSAA DHACDOON YINKA KA SOO CUSBOONAA DAY DALKEENI.

 

 

 


Dabayluhu maxay wadaan?

Door kani xagguu ka yimi?

Diridan madaxa yay la dhacay?

*****

Digrigii qaar baa ka naxay

Durbaan baa meel ka baxa

Dad kuna waa yaaban yahay

Dabayluhu war bay sidaan

Dubaax baa meel lagu arkaa

Dab nuhu way qalalan yiin

Dufan kina way arkaan

Gacmaha goror baa ka daa,a

Dun yadii qaar bay ga maqan

Dub jiray oon wali lahayn

Dad kuna wuu yaaban yahay

Durbaan kina waa halkii

Dabay luhu maxa wadaan ?

*****

Doraato halkaan ka tagay

Dariiqqii aan ku lumay

Dad iyo dun yaba rogmaday

Dacalada layga shiday

Doqoni warkeeda moog

Durbaan bay wali tumaan

Diif tiina waay qabaan

Dushaa lagu sidaa caruur

Dab kina wali looma shidin

Duqaydii wada lee atoo

Dan yartina waa sidii

Dar xumaaa lagu eegayaa

Digaa wali hoos ka shidan

Dambas baa la saarayaa

Dab kii hore lama bakhtiin

Doqoni warkeed moog

Durbaan way wali tumaan

*****

Ku darsoo hadal kayga diid

Docdaad eegtaba ka raac

Dad nimo abid kaa fogee

Diricaad doon taba xabaal

Dud ka jabi aqoon

Odayadii daadifee

Dambigaad doontaba ku sheeg

Dacalada ka goo sharciga

Kaligaa diric uun ahoow

Dariiquna wuu ood mayaa

Way lihii la dooxi jiray

Dibigii war koodi gaadh

Daldalaad qaar horaa ku maqn

Dabayluhu waa halkii

Dab kina wuu hulaaqayaa

Daris kuu wada gaadhayaa

Doqon warkeeda moog

Durbaan kina waan halkii

Diririg tii baan wali maqlaa

Dooxaa side madax yadii

Diirkiina muu bogsoon

Dhalaan ki wali way didaan

Dubaaxiyaan ooy naxaan

Aqal kii docdaan banana

Bahalaa cuna dad kii

Dei waa roob kii darxumo

Doogiina sooma baxo

Diir baa cunay rashin kii

Waliba ilko loogu daray

Dub ka iyo diir kaba ka jara

Mana garan waxay doonayaan !

*****

Dabaluhu war bay sidaan

Dagaal bay oogayaan

Darxumay sheegayaan

Dab kiibay wali shidaan

Dad kayguna waa war moog

Durbaan way wali tumaan

Bahal bay dad moodayaan

Dun yadoodii ku aamineen

Asaguna wuuga daray

Jidh kuna ma dubaaxiyoo

Duryan buu ali wadaa

Duul baa habeen kii diraa

Diric yaday soo xidhaan

Dambibay oogayaan

Dulmiga kii lahaa

Dushuu ka daawadaa

Dormaa wali loo dhigaa

Dahab baa loo biiriyaa

Darajaa loogu daraa

Sharcigaba looma diro

Isagu waa kali dul jog

Dad kuna wuu dhaadan yahay

Dulmigaa maba arkaan

Doqonina waa war moog

Darbaan bay wali tumaan

*****

Door kan iyo kii galbaday

Wax ma isma dooriyaan

Waa ginidaa labada dacal

Dusha sare ceeb tu taal

Doqoniimo waa mid qudha

Dareen kina waa fog yahay

Dadoow waa yeel kadaa

Damiir kiinaan sugaa

*****

 


Abdulkhaliq Mohamed