Ogasiis Muhiim ah: Daahfurka Naadiga Akhrist
ayaasha Timacade
 



 

Naadiga Akhristayaasha Timacade (TRC) waxa uu kugu wargalinayaa in Xafladii Daa hfurka Naadiga lagu qabanayo Magaalada Gabiley Maalinta Khamiista 25/09/09  Hab eenka Jimcuhu Soo galayo.

Sidaa Darteed waxaa uu ku wargalinayaa Naadigu Dadwaynaha Reer Somaliland iyo Cid kasta oo Xiisaysa Akhriska iyo Qoraalkaba in ay ka soo qayb galaan Xaflada Daah furka Naadiga Timacade Readers Clup (
TRC).


Xafkadaasi oo Noqon doonta mid kulmisa Abwaano, Qorayaal, Aqoonyahano, Masu uliyiin, Culimaa,udiin, Dhalinyaro, Haween iyo Marti Sharaf kale oo Badan.

Goobtu Waa: Gabiley
Saacadu waa: 6:30 Pm
Madashu Waa: Askar Hotel



Ka soo qayb Galkaagu Waa Muhiim




Gudida Qaban qaabada Munaasibada Furitaanka Naadiga Akhristayaasha Timacade .
Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer kala xidhiidh

 


Tell:
00252-24423109, 00252-24466375, 00252-24422021
Email:
timacadereaders@hotmail.com