CUDURKA KA GALA FARDAHA HADDI LAGA GUBO DAMEERAHA DAAWADA LAMA GAADHAYO

 

 




Marka hore waxaan salamay dhamaan Reer Somaliland meel ay jogaan ba,si gaar ahna Webesite Timacade, iyo hawl wadeenada.

Marka labaad waxa hambalyo u diraya Xooga Dalka ee ku hawlana xoraynata dadka iyo dalkba Si daynu la wada socon, ilaa malinti Masuuliyuadda Dalka ay la wareegtay Dawladda uu madax ka y ahayay Mudanu Axhmed Maxamed maxamoud, waxa si is daba jooga ah usoo baxay Cabashooyin ka imanay Badiya Muwadininta Reer Somaliland , waxa si badanaya ku xad gudubka saxafada xor ta ha, waxa si gordhaya Qayladhaanta maalin walb taagan, eek u saabsan xoriyadal Qawlka, wax a lo qaadaan waa noqotay, ninki shaly sida la wada ogaa ugga qaylin jiray Cadaalada, iyo Dulmig a, in marku Kursigu ku fadhiisatay iloobay dhamaan wixi hore , iyo xumaanti .oo ku tilmaami jiay x ukun ki Dahir Riyale  hadaynu dib uugu yayar aabano , khudbaddi madax waynha ee Sanadka, iyo Dhacdooyinka ku cusub Dalka, waxayo Umaddu sugaysay, dhagahana u taagaysay, war far xad galiya, dadka, waxa la filayay in arinka Taleex , si mug leh looga hadlo. Waxa dadki ku noqotay, a makaag, marki Madaxwaynuhu, ka sheekeeyay, arimo dhamaan hore loo wada oga, oo dhamaant ood waziiradiisu ka faneen, fagarayaasha kala duwan.



Waxa dalka ku cusba wuxu ahaa Arinka taleex, waxa si balaadhan laysula dhex marayay, in arin ka taleex, noqon doono, sheekaddi Sanadka cusub, waxa laga dhur sugayay, in Dalka laga xoree yo, dulaanka ku cusub dhaqanka Somaliland, waxa la filayay, in madaxwaynuhu, ku tiraabo, dadk an ku dhiiriyo, xoraynta gobolada Bariga.

Isu si wade geeyo, waxa la filayay, in Madaxwaynuhu Jeexo wada cad, oo cadawgu in badan ka sheekeeyo, iyo tilmaan lama ilaabaan ah.

Ta kale, xadhiga HCTV, waxa la leeyahay, waxa lagu qarinaya ceebta taleex, lama filayan in laga soo waramo, lana ogaado waxa halka ka socda, ee waliba dawladdu ka aamustaya, indhana ka qarsatay mudo dheer, dhagana u yeelan wayday wararka ka iman jiray halka.



Goaanki madax waynaha, ee aha Cuna qabatayn ta Saxafadda, iyo ku tumahsda xoraiyadda Muw aadinka, waxay ahayd wax aan mar naba laga filanayn Madaxwaynaha.

Waxa ka muuqatay hadalki madaxwaynaha, in la sameeyo sheeko cusub oo lagu jeediyo indha u madda, loogana jeediyo arinka foosha xun ee taleex, markaas waxa lagu dhaqaay, hanjabad, cag a juglyn, xadhig, jid dil, iyo wax waliba wax ku cusb dhaqan keena, oo ah hablo lagu hor garaaco dadka, lana jiido sharicyada, markaad isu wada geesyo, waxa laga arkayaa, siday uuga goan tah ay dawladda siiraanyo, iska hor keen, iyo jahawareer, lagu rido umada si looga jeediyo ceebta Taleex.



Hadal iyo dhamaan dad waynuhu wuxu is waydiiya, Nin kan ku jiray madax tooyaddi miyaanu aha yn Madaxwaynuhi aynu dooranaya maxa helay ? goorma layno badalay ? ya badalay goorma lay no badaly? Cudur ka yaala madax tooyada, ee badala Ninki soo gala, xagge laga keenay, yase d abiibi karay ? Waxa kale loo qaadan waayay Madaxwaynihi shalay ka cabanayay cadaalad daro, sidu maanta dhabarka uugu si jeedaya kuwi uu ku hal galay, mise maanta gurisgi xanuunka bad na ayu fadhiya?


Siday dawladu u hor joogsatay kuna tumatay
Cadaaladdi maha Daawadi umaddu sugaysay, shee kadauna wa CUDUR KA GALA FARDAHA HADDI LAGA GUBO DAMEERAHA DAAWADA LAMA GAADH AYO, EE DAWLADDU DIB HAYSUGU NOQOTO



 

 

 

 

 

ABDULKHALIQ ALI MOHAMED
akhlaq44@hotmail.com
SAUDI ARABIA