Waxaan
Anigu tartan La'aan iyo bilaa gor gortanba hala siiyo
Odhan Lahaa Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland
Waa Eng.Mohamed Hashi Elmi

Marka koowaad waxaan aad
u salaamayaa dhamaanba hawl
wadeenada Shabakadan Qaaliga ah ee
Timacad e News , gaar
ahaana ,waxan hambalyo iyo bogaadin u gudbinayaa
Tafatiraha Shabakadan, oo u
tafa xaytay Horumarka Bulshadiisa iyo Dalkiisaba , waa
Eng. Mohamed Ali Muse.
Haddii aan usoo daa dago dulucda qoraalkaygan,
Muwaadinka Sannadku ,siday aniga Ila tahay ,maba aha m
id lagu tar tami karo Sannadkan
2010, ee waxaan Aanigu tartan La'aan iyo
bilaa gor gortanba , hala siiyo o dhan Lahaa,
Wasiirka Maaliyada Jamhuuriyada
Somaliland Waa Eng.Mohamed
Hashi Elmi
Haddaan wax yar ka taabto wax
qabadkiisa:
1- Wuxuu meesha kasaaray
musuq maasuqii lagu yaqaanay Wasaaradda Maaliyadda
2-Wuxuu bixiyay isla bishii
uu xilka la wareegayba, 3 bilood oo mushaharkii
ciidamada iyo shaqaalaha dawl adda ah , oo muddo bilaa
mushahar ahaa
3-Wuxuu kor u qaaday
dakhligii Dawladda uga soo xeroon jiray ilaha dhaqaale
ee cashuuraadka Dalka
4-Wuxuu bixiyay daymo fara
badan , oo xukuumadii hore kaga tagtay meesha
5-Wuxuu kor u qaaday
dhaqaalihii wadanka , oo maanta rajo fiicani ka soo
ifayso
6-Wuxuu meesha kasaaray laa
luushkii la siin jiray Koofiyad Bacleyaasha iyo Af
Miishaarka, oo uu ku badalay in dalka wax loogu qabto
Halkan kuma soo koobi karo wax qabadka Wasiirka
Maaliyadda ee Sannadkan, ilaahay caafimaadka ha u daa
yee. Waxan kaga baxayaa Saaxiibayaal ,sannadkan ha la
igu taageero, inuu u qalmo Shahaado Sharafta wa x
qabadnimada , Eng. Mohamed Hashi
Elmi
Allaa Mahad Leh
Ahmed Aw Cabdilaahi Khaliif
Finland |
|