Anigoo ku hadlaya magacayga , Maxamed Cali Muse,ka dhammaan  hawl  wadeenada  Bah Weynta Timacade News Network TNN ,ee ku kala sugan dunida  daafaheeda,waxaanu  akhristayaashayada   shar afta iyo qadarintaba mudan iyo dhamman shacbiga Somaliland  me el walbba oo ay joogaanabba , munaasabadda Ciida Al-Adxa, idin le enahay ku ciida caafimaad , farxad , nabad  iyo bash bash iyo  barw aaqo.

 

Waxaan ilaahay weydiisanaynaa in sannadka sannadkiisa caafimaad innagu gaadhsiiyo,dalkeenna Somalilandna ka yeelo kii horumar ba llaadhan   ku  talaabsada, aqoonsi buuxa hela , nabad iyo caana na  ku naalooda , Aamin Aamiin Aamiin.

 

 

 

Eng: Mohamed Ali Muse
Senior Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network
www.Timacadenews.com