Anigoo ku hadlaya magacayga,Guuleed Muxumed Ibrahim,Tafatiraha Guud, Eng. Mohamed Ali Muse iyo ka dhammaan hawl wadeenada  Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Netwo rk (TNN),ee ku kula sugan dunida dacaladeeda,waxaanu munaasabadda Ciidal Adxada  awgee d,aan salaan iyo hambalyo u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland iyo  umadda muslimiinta ba.

Waxaanu Ilaahay idiinka baryeynaa inaad caafimaad iyo nabad ku ciidaan,sannadka sannadki isana  bash bash iyo barwaaqo ku gaadhaan , Aamiin , Aamiin , Aamiin.

 

 

 

 


Weriye Guuleed Muxumed Ibrahim

Timacade News Desk
Vienna Office,Austria