Anigoo ku hadlaya magacayga,Nimco Muxumed Ibrahim,ka Tafatiraha Guud, Eng. Mohamed Ali Muse iyo ka dhammaan hawl wadee nada  Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN), ee ku kula sugan dunida dacaladeeda, waxaanu munaasabadda Ciidal Adxada awgeed,salaan iyo hambalyaba u diraynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Mujaahid Muse Biixi Cabdi , Mad axweyne ku xigeenka Somaliland,Cabdiraxman Saylici,Ciidamada Qaranka,Golaha Wasiirada,xildhibaanada Golaha Wakiilada,xildhibaa nada Golaha Guurtida, shacabka Somaliland & dhammaan umadda muslimiintaba.

Waxaanu Ilaahay idiinka baryeynaa inaad caafimaad iyo nabad ku ciidaan,sannadkan sannadkiisana,aad bash bash iyo barwaaqo ku gaadhaan , Aamiin , Aamiin , Aamiin.

 

 

 

 

 

 


Nimco Muxumed Ibrahim

Timacade News Desk (TNN)
Vienna,Austria