HA LA SII
DAAYO AGAASIMAHA GUUD EE SHABAKADDA CAALAMIGA EE TIMACADE NEWS
NETWORK (TNN)
Dhammaaan Qurba-joogta Gobolka
Gabiiley ee degan wadan Holland ,waxaanu si buuxda uga soo hor
jeedaanaa una cambaareyneynaa xadhiga lagu Gacay
Agaasimaha Guud ee warsidah a caalamiga
TNN, mudane
Mustafa future, waxaanu xumkuumada ka codsaneynaa in si deg d
eg aah xoriyadiisa loogu soo celiyo Muwaadinkaasi.
Sida warku nagu soo gaadhay, waxaa xidhiga Mustafe ka dambeeyey
Wasiirda Caalada iyo Garsoorka, ka dib markii uu wax ka qoray arrimo
musuq-maaqsuq oo uu wasiirku ku kacay.
Xukuumda talada dalka hada haysaa waxay markii doorashada ay ku
jirtay, balan-qaadkeedii ka mid ahaa in saxaafada si xushmad leh ay
ula daqmi doonto.Waxaanu Xukuumada mar laba ad ka codsanetynaa inay
fuliso blan-qaadii sina deyso Mustafe.
Afhayeenka Qurbajoogta Gobolka Gabiiley,
ee Holland Maxamed Yuusuf Buux.
|