Anigoo ku hadlaya magacayga,Guuleed Muxumed Ibrahim,ka Tafatiraha Guud, Eng. Mohamed Ali Muse iyo ka dhammaan hawl wadeenada  Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News N etwork (TNN) , ee kula sugan dunida dacaladeeda, waxaanu munaasabadda Ciidal Fidriga awg eed,salaan iyo hambalyaba u diraynaa Madaxweynaha Somaliland,Axmed Maxamed Maxamu ud (Siilaanyo),Marwada Koowaad ee Somaliland,Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Madaxw eyne ku xigeenka Somaliland,Cabdiraxman Saylici,Marwadiisa Raxma Xaaji Muxumed Suldaan, Ciidamada Qaranka,shacabka Somaliland & dhammaan umadda muslimiintaba.

Waxaanu Ilaahay idiinka baryeynaa inaad caafimaad iyo nabad ku ciidaan,sannadka sannadki isan a  bash bash iyo barwaaqo ku gaadhaan , Aamiin , Aamiin , Aamiin.

 

 

 

 

 


Guuleed Muxumed Ibrahim

Timacade News Desk
Vienna,Austria