Marxuum , Mujaahid , Professor , Ibrahim Meygaag Samatar

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Netw ork (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, caruur tii ,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii,asxaabtii,Mujaahidiinta SNM iyo dhammaan shacabka reer Somalil andba,geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen, Marxuum , Mujaahid , Professor, Ibrahim Meygaag Samatar, oo  ku geeriyooday Dalka Japan.


Mujaahid
Ibrahim Meygaag Samatar ,wuxuu ka mid ahaa Halyeyadii hormoodka ka ahaa Ururkii Xaq u d irirka ee SNM , ee naftooda u huray Qaranimada iyo karaamada Somaliland,  ee ayn u maanta ku naalo oneynno.


Dhammaan Bahda
Timacade News Network (TNN) ,waxaanu Allaha weyn uga baryeynaa inuu marxuum ka , Mujaahid  Ibrahim Meygaag Samatar, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fid iyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, innagana samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network (TNN)

 

 



Tacsi: Qurbajooga Beesha Sacad Muuse oo ka tiiraanyeysan
The fall of the last man standing, Marxuum, Mujaahid Professor
Ibrahim Megaag samatar


وانا اليه راجعون وانا اليه راجعون

 



Anigoo Ah
Ahmed Abdullahi Obsiye,ahna Guddoomiyaha Jaaliyadda Beesha sacad Muuse Reer Norway kuna hadlaya magacayga iyo magaca guud ahaan Qurbajooga Beesha sacad Muuse oo dhan meel kas ta oo ay dunida dacaladooda joonba, waxaanu anagoo ka tiiraanyeysan tacsi halkan uga diraynaa  qo yskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaan ummadda Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum mj. Professor Ibrahim Meygaag Samater.Waxaan Illaahay uga baryeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN. Geerido waa xaq oo noole waa dhinte


. الذين اذا اصابتهم مصيبة قالوا وانا اليه راجعون وانا اليه راجعون
"Those who if a disaster/every thing hated struck them they said: "`We are to God, and we are to Him returnig». Wuxuuse dhintay kiiyoo arkay nabadda iyo nolosha ay maanta ku haystaan ummaddii uu mudada dheer halgankii qadhaadhaa ugu soo galay. EEBBE hakaa abaalmariyo ummadduna mahad ayay kuu haysaa.

Waxaa tacsidan diraya dadkan hoos ku qoran

Liiska Norway:


1. Ahmed Abdullahi Obsiye
2. Jama Ali Osman
3. Omar Darood Hassan
4. Mohamed Egeh Cute
5. Abdulqadir Odowa Awale
6. Mohamed Yousuf Guleid
7. Abdisalam Aw Isse Maaweel
8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah
11. Ali Abdillahi Bulhan
12. MoAhmed Maaweel
13. Ibrahim Daud
14. Ismail Cadduur
15. Mustafa Tahar Sulub
16. Abdirahim Omar
17. Mohamed Difoo
18. Mohamed Abdillahi Cade
19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
20. Awal Ahmed Abdullahi
19. Abdi-amin Dahir Abdullahi
20 Ahmed Jibril
21. Mohamed Ahmed Ali
22. yousuf Mouse
23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
24. Abubakar Haybe
25. Ahmed Ibrahim Ainan
26. Abdirasak Ibrahim Ainan
27. Ismail Osman Otorosee
28. Hamsa Foodyacay
29. Hussein Omar
30. Ismail Qase
31. Hassan Looyar
32. Abiib Abdillahi
33. Ahmed Hashi
34. Abdillahi Mohamed Ali
35. Sulub Ismail H. Warsame
36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf
37. Abdi Nur (Dheereeye)
38. Abdiqadir Ibrahim Ainan
39. Hassan yousuf Guleid
40. Awil Ahmed Geele
41. Abdullahi Sh. Daud
42. Abdillahi Darod Hassan
43. Abdi Koosaar Awad
44. Mohamed Koosar Awad
45. Mohamed Habarwaa
46. Axmed Mohamed Madar
47. Sulieman Mohamed Obsiye
48. Khalid Xassan Tamuuje
49. Mukhtar Aliyare
50. Mohamed Omar (Bensel)

Liiska Canada:


1. Mahamud Ali Abushanab
2. Jamal M. Muse. Saada Mohamad adan.
3. Mohamud Muse Abu shanab
4. Mahdi Muhumed Nur
5. Yasin Mawlid Rage
6. Mohamed Abdi Husein
7. Mohamed Elmi Ayaanle
8. Sh. Nazir Abdi Ali
9. Hasan Omer Abushanab
10. Yussuf Jamal M. Musse
11. Ahmed Mohamed Omaer
12. Said Omar Said Hussein Filfil
13. Mohamed Hussein Filfil
14. Mohamed Muhumed Liban
15. Yusuf Ibrahim (Libax)
16. Ali Adan Said
17. Aden Dahir Barkhad
18. Abdiqadir Qalib
19. Yasin Abdillahi Tani
20. Abdihakin Omar Musa
21. Ahmed Ali Dualeh
22. Abiib Ahmed Olhaye
23. Mahamed Muhumed Warsame
24. Hasan Abdi Mah (Shiine)
25. Ahmed Abdillahi Diriye
26. Yasin Abdi Qalib
27. Husein Abdi Tani
28. Ahmed Omar
29. Abdi Farah
30. Mahamud Husein Wacays
31. Abdillahi Yussuf
32. Muse Nur Dualeh
33. Mohamed Nur Dualeh
34. Musa Arab Obsiye
35. Mahamed Arab Obsiye
36. Jama Abdillahi
37. Muse Ibrahim Bokh
38. Abdifatah Ahmed Aw Yusuf
39. Aden Muhumed (Biibii)
40. Omer MAhmed Muhumed
41. Sadiq Mahamed Muhumed
42. Rashid Ali
43. Mukhtar Osman H. Abdi
44. Siad Yusuf Buuni
45. Mahamed Muse Alin
46. Aden Abdillahi Hanfi
47. Khadar Omer Egeh
48. Yasin Omer Musa
49. Abdirahman Ahmed Farah
50. Hasan Good Jibrir
51. Mahamud Yusuf Dualeh
52. Abdiazis Hasan Warsame
53. Ali Husein Aw Ali
54. Daud Aden
55. Abdi Ali Nur
56. Abdi Aw Mahamud Ismail
57. Hashi Egal
58. Mukhtar Muhumed Abdillahi
59. Mukhar Dahir Madat
60. Mahamed Mal
61. Abdikarin Husein Abdi
62. Jibriir Hasan Warsame
63. Ahmed Ali Abas
64. Abdirisaq
65. Dualeh Jama
66. Khadar Abshir
67. Hasan Yusuf Ali
68. Muhyadiin Abdi
69. Samater Jama Hassan
70. Guleid Jama Hassan
71. Lodon Jama Hassan
72. Mohamed Ahmed
73. Mahamud Ahmed
74. Omar said
75. Farah Jama
76. Abdirashid Hasan
77. Abdirisaq Omar
78. Hasan Barre
79. Husein Barre Yusuf
80. Ismail Mohamed Abokor
81. Aden Dahir Barkhad
82. Mohamed Yusuf
83. Mohamed Olyahe
84. Omar H. Mahamud
85. Omar Dhegjar
86. Rashid Yusuf
87. Abdi Gaydh
88. Ali Haji Yusuf
89. Dr. Mohamed Rabi
90. Said Muse
91. Abdinazir inagaydh
92. Deeq Abdi Guray
93. Mohamed Biixi
94. Ali Aw Aden
95. Mohamed Nuh
96. Abdi Dhegaweyne
97. Rashid Ahmed
98. Ahmed Ali Nur
99. Mohamed Osman
100. Aden Nur Awaleh
101. Jibril Ahmed Jama
102. Ismail Ahmed
103. Mohamed Aw Abdi
104. Ahmed Samater
105. Abdi Husein
106. Hassen Abdillahi
107. Ali Hasan
108. Mohamed Hasan
109. Aden M. Egeh
110. Faisal Isaxal
111. Keyse Barkhadle
112. Abdulrashiid Ali Hassan
113. Ali Adam Tani
114. Jama Adam Tani
115. Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
116. Omer Hassan Mohamed
117. Yassein Abdilllahi Elmi
118. Abdillahi Ahmed Warsame
119. Mohamed Ali Warsame
120. Ahmed Ali Ibrahim
121. Abdulqadir Ali Ibrahim
122. Mohamed Ali Ibrahim
123. Mustafa Mohamed Ibrahim
124. Fowsi Abdillahi Abdi
125. Hassan Abdillahi ABDI
126. Abdulkarim Abdillahi Abdi
127. Abdirahim Abdillahi Abdi
128. Abdi Mohamed Essa
129. Saeed Ahmed Hersi
130. Awil Aden
131. Faisal Omer Hassan
132. Mustafa Abdi Mousa
133. Ali Adan Samater
134. Mohamoud Adan Samater
135. Mohamed Yusuf Samater
136. Abdirahman Yusuf Samter
137. Abdirhaman Osman Yussuf
138. Idriss Ibrahim Ahmed
139. Saeed Ibrahim Ahmed
140. Mustafa Ibrahim Ahmed
141. Mahdi Ibrahim Ahmed
142. Mahfouz Ibrahim Ahmed
143. Mohamed Ibrahim Ahmed
144. Najib Ibrahim Ahmed
145. Idris Abdirahman Mousa
146. Mustafa Abdirahman Mousa
147. Hassan Ali Banjawi
148. Hassan Dahir Saeed
149. Ahmed Abdi Ahmed
150. Ahmed Mohamoud Jirde


LIISKA USA:


1. Mohamed Abdi Hirsi
2. Mohamed Hussein Issa
3. Hassan Bihi Yonis
4. Hussien Ali Hanfi
5. Abdirahman Jama Abokar
6. Mohamoud Hashi
7. Mohamed Yussuf Gaagab
8. Nasir Abdillahi Yussuf
9. Abdirahman Mohamed Hassan
10. Dahir Hashi Madar
11. MoAhmed Abdi Elmi
12. Fadumo Essa Yonis
13. Saeed Aw Osman Ismail
14. Abdikarim Qasim
15. Ahmed Jama Yasin
16. Xassan Yonis Abdillahi
17. Farhaan Ibrahim Cabdillahi
18. Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
19. Samiir Cali Ahmed
20. Abdillahi Yussuf Akoule
21. Ahmed Yussuf Akoule
22. Abdi M. Rodol
23. Ali M. Rodol
24. Mahamud Gaagaab
25. Ibrahim Abdi Arabay
26. Mahamed Yussuf Osman
27. Ibrahim Abdi Geele
28. Khadar Baarabiyaan
29. Mahamed Odowaa
30. Hussien Beergeel
31. AbdiHakim Hassan Hashi
32. Mohamed Hassan Hashi
33. Rashiid Haraf
34. Abiib Jama
35. Hassan Moge Hirsi
36. Mahamed Abdillahi Jawaan
37. Sidik Ali Diriye
38. Muktar Mure Warsame
39. Mahamed Abdillahi
40. Mahamed Sulub Omar Hashi
41. Jamal Abdi Gaboobe
42. Omar Sanyare
43. Hamze Abdikarim
44. Ahmed-Yasin Abdikarim
45. Nasir Abdikarim
46. Mahamed Idoor
47. Ahmed Abdi Rodol
48. Mahamed Abdi Rodol
49. Hussien Abdi Rodol
50. Shiekh Mahamed Sh. Abdirahman Kariye
51. Nuradin Sh. Abdirahman Kariye
52. Mahamed Ahmed Yussuf Akoule
53. Sahardid Aw-Abdi Buuni
54. Mustafe Siad Muhumed Adan
55. Abdirahman Haji Abdillahi Ismail
56. Ahmed Nur Daule
57. Abdirisaq Sh. Abukar
58. Ali Hayaan Mahamud
59. Abdirahman Mahamed Jama
60. Faisal Mursal Hussien
61. Abdisalan Mursal Hussien
62. Mahamed Ahmed Elmi Gadiid
63. Rashiid Case
64. Abdikarim Nadif Qasim
65. Haji Mumin
66. Abdirisaq Haji Mumin
67. Omar Haji Mumin
68. Faisal Goran Hassan
69. Ahmed Abdillahi Jire
70. Ibrahim Khalil Hawadle
71. Abdikarim Hassan Maygag
72. Ahmed Suju

Liiska.Europe:


1. Ali Omer Yonis
2. Cabdicasiis Macallin Axmed
3. Hassan Haji Yaheen
4. Khadar Ali
5. Muse Mohamed Yousuf
6. Dayib Abdi Geele
7. Yousuf Dhamac Xassan
8. Nour Yousuf
9. Abdillahi Ibrahim Hassan
10. Mahamed Abdi Yasiin
11. Abdi Hurre Dualeh
12. Ahmed Cisman Aden
13. Farhan Ibrahim Yasiin
14. Cumar Maxamed Xoore
15. Mohamed Dahir Kheyreh
16. Abdihakim Sulub
17. Hashi Hussein
18. Hassan Hussein
19. Axmed Maxamed Yusuf
20. Cabdiqani Cismaan Xandule
21. Cabdilaahi Maxamed Cali – Suxufi
22. Xasan Huseen – Xasan Mataan
23. Guled Cabdi Sheekhaash
24. Ismacail Maxamed Gadiid
25. Cabdirisaaq Xuseen Balayax
26. Mukhtar Axmed Sh. Adan – Taysa
27. Yusuf Xuseen Cabdale
28. Siciid Axmed Yusuf
29. Mowliid Cumar Faarax – Kabo Yare
30. Cabdirashiid Cabdi MAxmed – Fiil
31. Maxamed Siciid Cagadable
32. Mustafe Xaaji Aadan
33. Siciid Maxamed Yusuf
34. Khadar Abokor Cabdilaahi
35. Yusuf Caawiye
36. Fu,aad Cabdilaahi Weerar
37. Maxamed Cumar Maygaag
38. Cabdi Cali Mahdi
39. Cabdikarin Ismacil Maxamed
40. Cabdi Abaadir Maygag
41. Cabdirahmaan Maxamed Qalib
42. Maxamed C/lahi Yasin
43. C/Salaan Cali Cilmi
44. Yusuf C/lahi Yasin
45. Maxamed A Gondleh
46. Rashid Cali Farah
47. Caydarus Ahmed Cali
48. Yasin Cabdi Dunad
49. Maxamud Maxamed Xassan
50. Xasan Xuseen
51. Cabdil Qaadir Cumar
52. Ibrahim Cabdilahi Cumar
53. Axmed Yusuf Cabdi
54. Abaadir Cali
55. Mustafe Maxamed Gadiid
56. Cabdiraxmaan Dalal
57. Cabdi Rashid Ismaciil
58. Cali Cabdi Ismaciil
59. Maxamed Cali Axmed
60. Maxamed Jamac
61. Cabdi shakur Axmed Yusuf
62. Yusuf Xuseen Yasiin
63. Maxamed Xaashi Maxamed
64. Yasin Nuur Warsame
65. Fahmi Axmed Cabdi
66. C/nuur Cismaan Xasan
67. Mustafe Warsame Axmed
68. Axmed Farax Cilmi
69. Saleeban Xusen Mooge
70. Cabdi Ismaciil Isaaq
71. Maxamed Axmed Xirsi
72. Cabdilaahi Xasan Cabdale
73. Amiin Cali Cabdi
74. Yusuf Ismaciil Xasan
75. Maxamed Maxamud Axmed
76. Yasin Farax Meecad
77. Axmed Xaji Xuseen
78. Yusuf Dhamac Xasan
79. Cabdi Casiis Faarax
80. Muse Cilmi Cabdi
81. Maxamed Cabdi Xuseen
82. Maxamed Cabdilaahi Wacays
83. Maxamed Ibraahim Xassan
84. Mustafe Cali Nuur
85. Cabdirashiid Nuur
86. Faarax Cali Yaxye
87. Maxamed Nuur Mooge
88. Cabdilaahi Ismacil
89. Xuseen Dayib
90. Cali Warsame Xassan
91. Maxamuud Hoori Cali
92. Maxamuud Cabdilaahi Kaahin
93. Cabdirashiid Xuseen Bookh
94. Kaahin Yoonis Buux
95. Cabdirasaaq Bulxan Maxmaed
96. Yasin Cumar Xirsi
97. Kaysar Yusuf Odawaa
98. Cismaan Nuur
99. Muxumed Qalinle Cilmi
100. Axmed Dahir Cilmi
101. Cabdiqadir Cali Qawdan
102. Nuur Cali Qawdan
103. Hannad Yaasiin
104. Iid Dahir Khayre
105. Maxamud Xaad
106. Cabdiwaaxid Sulub Mire
107. Maxamud Ilyaas
108. Ismaciil Maxamuud Maxamed
109. Khalid Cumar Maxamed
110. Maxamed Axmed Cali
111. Axmed Cali
112. Kayse Iimaan Ismacil
113. Idiris Xuseen Maxamed
114. Yusuf Kaahin Warfaa
115. Cabdiqani Muuse Daahir
116. Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed
117. Ahmed Osman
118. Hussein Ahmed Aided
119) Abaadir Cali
120) Abaadir Muuse Diiriye
121) Amiin Cali Cabdi UK
122) Axmed Cali UK
123) Axmed Ceydiid Cali UK
124) Axmed Dahir Cilmi UK
125) Axmed Farax Cilmi UK
126) Axmed Maxamed Yuusuf UK
127) Axmed Xaji Xuseen UK
128) Axmed xasan cali UK
129) Axmed Yusuf Cabdi UK
130) Bashiir Ciise UK
131) C/nuur Cismaan Xasan UK
132) C/Sallaan Cali Cilmi UK
133) Cabdi Abaadir Maygag UK
134) Cabdi Cali Mahdi UK
135) Cabdi Casiis Faarax UK
136) Cabdi Geerash UK
137) Cabdi Ismaciil Isaaq UK
138) Cabdi Koosaar Abokor UK
139) Cabdi Qaadir Cumar UK
140) Cabdi Rashid Ismaciil UK
141) Cabdi shakur Axmed Yusuf UK
142) Cabdi Yuusuf Cige UK
143) Cabdifataax Sixiic Axmed UK
144) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed UK
145) Cabdikarin Ismacil Maxamed UK
146) Cabdilaahi daarood xasan UK
147) Cabdilaahi Ismacil UK
148) Cabdilaahi Maxamed Cali UK
149) Cabdilaahi Xasan Cabdale UK
150) Cabdiqadir Cali Qawdan UK
151) Cabdiqani Cismaan Xandule UK
152) Cabdiqani Muuse Daahir UK
153) Cabdirahamaan Xasan Cali UK
154) Cabdirahmaan Maxamed Qalib UK
155) Cabdirahmaan xasan cali Gaas UK
156) Cabdirasaaq Bulxan Maxamed UK
157) Cabdirashiid Cabdi Maxamed – Fiil UK
158) Cabdirashiid Nuur UK
159) Cabdirashiid Xuseen Bookh UK
160) Cabdiraxmaan Dalal UK
161) Cabdirikas Xasan UK
162) Cabdirisaaq Xuseen Balayax UK
163) Cabdiwaaxid Sulub Mire UK
164) Cali Cabdi Ismaciil UK
165) Cali Warsame Xassan UK
166) Caydarus Ahmed Cali UK
167) Cismaan Nuur UK
168) Faarax Cali Yaxye UK
169) Fahmi Axmed Cabdi UK
170) Fu,aad Cabdilaahi Weerar UK
171) Guuleed Cabdi Sheekhaash UK
172) Hannad Yaasiin UK
173) Ibrahim Cabdilahi Cumar UK
174) Idiris Xuseen Maxamed UK
175) Iid Dahir Khayre UK
176) Ismaaciil Cumar Xasan UK
177) Ismacail Maxamed Gadiid UK
178) Ismaciil Maxamuud Maxamed UK
179) Kaahin Yoonis Buux UK
180) Kaysar Yusuf Odawaa UK
181) Kayse Iimaan Ismacil UK
182) Khalid Cumar Maxamed UK
183) Maxamed A Gondleh UK
184) Maxamed Axmed Cali UK
185) Maxamed Axmed Xirsi UK
186) Maxamed baashe Awcali UK
187) Maxamed C/lahi Yasin UK
188) Maxamed Cabdi Xuseen UK
189) Maxamed Cabdilaahi Wacays UK
190) Maxamed Cabdillahi Yaasiin UK
191) Maxamed Cali Axmed UK
192) Maxamed Cumar Macaash UK
193) Maxamed Cumar Maygaag UK
194) Maxamed Ibraahim Xassan UK
195) Maxamed Jamac UK
196) Cabdillaahi Cabdi
197( Maxamed Mahdi cali UK
198) Maxamed Maxamud Axmed UK
199) Maxamed Nuur Mooge UK
200) Maxamed Siciid Cagadable UK
201) Maxamed Xaashi Maxamed UK
202) Maxamed X. Cali UK
203) Maxamed Yuusuf Cali UK
204) Maxamed Yuusuf Cumar UK
205) Maxamud Ilyaas UK
206) Maxamud Maxamed Xassan UK
207) Maxamud Xaad UK
208) Maxamuud Axmed Xaaji UK
209) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin UK
210) Maxamuud Hoori Cali UK
211) Maxamuud Maxamed Sheekh UK
212) Mowliid Cumar Faarax – Kabo Yare UK
213) Mubaarik Xasan Tamuuje UK
214) Mukhtar Axmed Sh. Adan – Taysa UK
215) Musatefe Daauud UK
216) Muse Cilmi Cabdi UK
217) Mustafe Cali Nuur UK
218) Mustafe Ceydiid Cali UK
219) Mustafe daahir Barkhad UK
220) Mustafe Maxamed Gadiid UK
221) Mustafe Warsame Axmed UK
222) Muxumed Qalinle Cilmi UK
223) Nuur Cali Qawdan UK
224) Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi UK
225) Rashid Cali Farah UK
226) Saleeban Xusen Mooge UK
227) Shuuqi sanyare xaaji cali UK
228) Siciid Axmed Yusuf UK
229) Siciid Maxamed Yusuf UK
230) Siciid Yuusuf Cumar UK
231) Xasan Huseen – Xasan Mataan UK
232) Xasan Xuseen UK
233) Xuseen Axmed Ceydiid UK
234) Xuseen Dayib UK
235) Yasin Cabdi Dunad UK
236) Yasin Cumar Xirsi UK
237) Yasin Farax Meecad UK
238) Yasin Nuur Warsame UK
239) Yusuf C/lahi Yasin UK
240) Yusuf Caawiye UK
241) Yusuf Ismaciil Xasan UK
242) Yusuf Kaahin Warfaa UK
243) Yusuf Xuseen Cabdale UK
244) Yusuf Xuseen Yasiin UK
245) Yuusuf Cabdillaahi Yaasiin UK
246) Siciid Maxamed Cumar UK
247) Idiris Garow Diiriye UK
248) Maxamuud Cabdi Aadan UK
249) Maxamed Handulle UK
250) Khadar Cabdi Jaamac UK
251) Axmed Maxamuud wayab UK
252) Cabdirahamaan Maxamed UK
253) Axmed Xaaji Xuseen Cumar UK
254) Maxamed Cabdillaahi Xuseen UK
255) Xamse Xasan Muuse UK
256) Mustafe xaaji Nuur UK
257) Axmed Ismaaciil Cumar UK
258) Carab Guuleed UK
259) Macamuud Cali UK
260) Maxamed Aadan Xasan


Dalalka Khaliijka:


1) Abdi Yonis Xaad
2) Ali Muse Xaaji Yousuf
3) Axmed Xussein Ismaciil
4) Khadar Digaale Saciid
5) Aden Sulub Ciise
6) Saleebaan Yousuf Maxamed
7) Cabdillahi Cali Yaxeen
8) Faisal Jibriil Saleebaan
7) Maxamed Kenadiid
8) Saciid Yousuf Hurre
9) Faysal Maxamed Caydiid
10) Xussein Aw-Maxamoud Yousuf
11) Xassn Aw-Ismaciil
12) Cabdihadi Jamac Cilmi
13) Ismaciil Cabdi Bacad
14) Cabdi Xirsi
15) Axmed Mohamed Geelle
16) Fuad Cabdiraxman Muxumed
18) Abshir Cabdillahi Xassan
19) Cabdillahi Maxamed Ismaciil
20) Axmed Yousuf Jamac
21) Xassan Faarax Caalin
22) Cabdi Maxamed Aden
24) Cabdi Maxamoud Digaale
25) Dayib Cismaan
26) Waliid Taanishle
27) Maxamed Yousuf Cabdi
28) Maxamoud Jamac Gadhyare
29) Saciid Yasiin Samater
30) Axmed Maxamed Cisman
31) Cabdillahi Cabdi Cadaani
32) Axmed Muxumed Ducaale
33) Ismaciil Baruud
34) Cabdiraxman Cali Jaamac
35) Ahmed Cabdiraxman Cumar-Xaashi
36) Abdirazaqa Axmed Hurre
37) Khadar Barre Axmed
38) Ahmed Ibrahim Hassan
39) Adam Abdi Farah ( Mandeeq)
40) Muse Ahmed Jama
41) Koos Maxamed Hayaan
42) AHMED OMER ABDILLAHI [GURAY DALOLDHO]
43) ISMAIL MUSE JAMA [DANIYEH]
44) AHMED OMER GARAACATO
45) -MOHAMED ABDI BIKEE
46) YASSEIN XASAN XARUURI
47) MAHAMED ABDI SARHAYE
48) SAEED MUSE ILDAB
49) MOHAMED ABDI BIIRSHE
50) DAUD JAMAC COOMEY
51) Fuad Xaaji Carab
52) Cumar Gahayr
53) Jamac Ibrahim Guuleed
54) Ibrahim Muse Diini
55) Mohamoud Hussein Ismail
56) Maxamed Xirsi
57) Rashid Cabdi Garaw
58) Cabdillahi Mahdi Ibrahim
59) Ahmed Carab Xassan
60) Sacmaal Cabdi Xabashi
61) Maxamed Xassan Gaxnoug
62) Cali Cabdillahi
63) Ahmed Mohumed Ducaale
64) Ahmed Maxamed Dualeh
65) Cabdi Muxumed
66) Liibaan Bare Awgaab
67) Cabdi Balayax
68) Ahmed Cabdallah Cige
69) Jiciir Xaaji Xussein
70) Hussein Ahmed-yasiin Cumar Xaashi
71) CAbdiraxman Maxamed Xussein
72) Ahmed Muse (Germal)
73) Omer Taanishle
74) Cabdillahi Cali Kaariye
75) Cali Xassan Cali Mataan
76) Sulub Cabdillahi Guray
78) Xassan Warsame
79) Maxamoud Gaas Cali
80) Ismaciil Xussein Kharbud
81) Noux Cumar Xussein
82) Axmed Ismaciil Ibrahim
83) Khadar Axmed Ismaciil
84) Farax Xassan Shirwac
85) Taha Cabdullah Farax
86) Cali Axmed Cali
87) Xussein Libaax Buureed
88) Faysal Xussein Askar
89) Saciid Cumar Badmax
90) Abdiraxman Habane
91) Cabdillahi Qawdhan
92) Ismaciil Maxmoud Saciid
93) Cabdi Xaashi
95) Cabdi Yonis
96) Yasiin Yousuf Xisris
97) Nour Mohamed Farah
98) Xassan Maxamed (Khumaini)
99) Abdirahman Shukri
100) Axmed Maxamoud Gaab
110) Cabdo Adam Guray
111) Saxardiid Cabdi Badawi
112) Maxamed Cabdi Badawi
113) Axmed Galas
114) Cabdilahi Cadhoole
115) Axmed Ismaciil (Dhabadhabo)
116) Muse Ismaciil Xaashi
117) Ismaciil Cabdi Cilmi
118) Rashiid Cumar Dahir
119) Col.Cabdillahi Axmed Barre
120) Cabdiraxman Maxamed Yey
121) Saciid Yasiin Samatar
122) Cumar Xussein Aden (Jarram)



Waxaa qoray

Eng. Ahmed Abdullahi Obsiye, ahmed-ob@hotmail.com

Oslo, Norway

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 


Suldaan ismaaciil Suldaan C/raxman, waxa uu Tacsi Tiiraanyo leh u Diryaa Shacabka Reer Somaliland Gaar ahaana Qoyskii iyo Qaraabadii ee uu ka baxay Mujaahid, Marxuum Ibraahin Maygaag Samatar, oo ah Halyay ku Suntan Halgankii Somaliland lagu Xoreeyay.



Suldaanku ,waxa illaahay uga baryay inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo Eheladdii Qaraabadii, Qayskii iyo qaranka Somaliland ee uu ka Baxdayna Samir iyo Iimaan ka siiyo,Aamiin.
 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 


Mujaahid C/kariin Cali Buux , isaga oo ku Hadlaya Magaciisa iyo ka Qoyskiisa ,waxa uu tacsi tiiraanyo leh udirayaa, Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Marxuumku ,gaar ahaana qoyska, qaraabadda uu ka Baxay Mujaahid, Marxuum Ibraahin Maygaag Samatar, oo ku Geeriyooday Dalka Japan.




Marxuumku ,waxa uu ahaa
Aqoonyahan birimageyda ah,  oo dalkiisa iyo dadkiisa u soo halgamey, taa riikhdana Baal dahab ah ka galey, waxaanu Marxuunka Illaahey uga baryey inuu Janadda ka waraabiyo Qabrigana Illaahey u nuuro.



Inaalilaah Wa Inaa Ilahayhi Raajicuun!

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 


Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Gabiley, Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Casse), waxa uu tacsi u dirayaa qo yskii, qaraabadii iyo asxaabtii iyo guud ahaanba Shacbiga Reer Somaliland , ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM IBRAAHIM MAYGAAG SAMATAR oo ku geeriyooday Dalka Japan.


"Aniga oo ku hadlaaya Magacayga, ka
Gobolkaba yo Ka shacbiga Reer Gabiley-ba ,waxan tacsi u diray aa qoyskii, qaraabadii iyo Asxa abtii iyo Guud ahaanba Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxay alla ha u naxariistee Marxuum Ibraahim Maygaag Samatar oo ku geeriyooday Tokyo.

Alle ha u naxariistee ,Marxuum  Ibraahim Maygaag Samatar, waxa uu ahaa aqoonyahan. Siyaasi iyo Ha lyey taariikh ku lahaa Dalka iyo Halgankii dalka dib loogu xoreeyayba.



ILLAAHAYNA waxan uga Baryahaa inuu qabrigiisa u nuuro ,naxariistii Janno  ka waraabiyo"
 

 


 

TACSI TIIRANYO LEH

 


Suldaanka Guud Ee Beelaha SubeenAwal oo Tacsi u diray Geerida Naxdinta leh ee Ku timid Marxuum Ibr aahim Maygaag Samatar .


Geeridu waa xaq oo waa la wada dhimanayaa, qof kasta oo muslim ahna way sugaysaa, waan naxay markii aan maqlay geerida ku soo boodada ah ee ku timi Rabbi naxariistii Janno ha ka waraabiyee,
Ma rxuum Ibraahim Maygaag Samatar , oo ahaa nin aqoonyahan ah, Mujaahid dalkan u soo halgamay, wax badana lagu xasuusan doono mudadii uu noolaa, halgankii iyo taariikhdiisii aqooneed.



Waynu wada tebi doonaa booskaas uu ka baxay Marxuumku, waxaanaan ugu baaqayaa shacabka reer Somaliland gudo iyo dibadba inay
Alle Barri iyo Qur’aan u soo akhriyaan goob kasta, xaafad kasta iyo meel kasta oo ay ku nool yihiin maadaama aynu ergo islaam u nahay Marxuumka oo aynu ifka kaga da mbaynayno.. Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna ilaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo
 

 


 

TACSI TIIRANYO LEH

 

 

• Aabo Cali Muse Cilmi
• Hooyo Cadar Adan Diiriye
• Foosiya Jaamac Tukaale
• Eng. Maxamed Cali Muse (Farshaxan) , xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Cabdirisaaqq Cali Muse (Shiine)  , xaaskiisa iyo caruurtiisa
• Axmednassir Cali Muse
• Amina Cabdi Cisman



waxaan dhammaantayo Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii ,caruurtii , Mujaahdiinta
SNM iyo guud ah aan shacbiga reer Somaliland,geerida naxdinta leh ee ku timid Mujaahid, Marxuum Ibrahim Meygaag S amatar , oo ka mid ahaa  Halyey yadii SNM , oo ku geeriyooday  Dalka Japan.


Waxaan marxumka Ilaahay uga baryayaa ,
inuu danbi dhaaf u fidiyo, janatul Fardawsana ka waraabiy o,
innagana samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin.



 



Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
Birmingham , UK
 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 



Haddii adduunyada cd la dayn lahaa Nabi Muhamed baa la dayn lahaa.



Alle ha u nxriistee
Mujaahid Ibrahim Maygaag Samater ,wuxu ahaa nin buuxiyey sifo kasta oo lagu she ego qof wanaagsan.Wuxu ahaa aqoonyahan dhaartay,xeeldheere suugaaneed,wadani ay ku mudan tahay dalkiisu iyo dadkiisuba wixii dantoodu ku jirto,siyaasi taabta halka naftu jeceshahay oo ku  salay san xaqiiq lama dhaafaanka ah,oday yaqaana sida garta geedka loo qaado,abwaan hal abuu leh  xigma dna eebbe ku manaystay,cidnaba aanay is diidin yar iyo weyn carruur iyo ciroole,dadkuna u siman  ya hay,way adag tahay si loo buuxiyo kaalintii u baneeyey dabayl baa ka soo haw leh.Allahayow la xidhiid hi Rasuukii iyo adoomadaada wanaagsan. AAMIIN AAMIIN AAMIIN



Abdirahman Ibrahim Bouh

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Aniga oo ku hadlaya magaca xafiiska Somaliland ee waddanka Maraykanka iyo Jaalliyada Somaliland ee degan dhamaan waddanka Maraykanka; waxa aan halkan tacsi uga diraynaa Qoyskii, Qaraabadii, Asx aabtii, iyo Guud ahaanba Shicibka reer Somaliland ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee marxuum Muj. Ibrahim Maygaag Samater, oo ku geeriyooday magaalada Tokyo (Japan), waxaanu ilaahay uga ba ryaynaa inuu marxuumka qabriga u nuuro oo uu naxariistiisana janno ka waraabiyo. Dhamaan Shicibka Somaliland iyo gaar ahaan qoykii reer Maygaag Samater-na; illaahay samir iyo iimaan ha siiyo.
 

 


Rashid Nur,

Wakiilka Somaliland (USA)
Somaliland Mission.
Address: 1776 I Street, NW, Suite 900
Washington DC 20006 USA
Phone: 202-756-1512
Fax: 202.756.1301
http://www.somaliland.us

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Mujaahid Ibrahim Dhegaweyne,wuxuu tacsi u diray dhammaan shacabka Somaliand,qoyskii, qaraaba dii,Mujaahdinti SNM,geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum , Mujaahid Ibrahim Meygaag Samatar.

Waxuu ilaahay uga beryay inuu Marxuumka janoo Fardawsa ka waraabiyo,innagana sanir iyo iimaan innaga siiyo.

 


TACSI TIIRANYO LEH

 



Mujaahid Maxamed Kahin Axmed oo Tacsi ah u direyqoyskii, eheladii iyo Mujaahidintii SNM ee uu ka Bax ay Marxum Ibrahin Maygag Samatar.


inalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun,
Ibraahin Maygaag Samatar ,waxan ka tacsiyadaynayaa Qoyskiisii iyo eheladiisii Reer Maygaag Samtar, Xaaskiisii iyo Caruurtisii, iyo Mujaahidintii SNM ee uu la soo halgamay, Naxariistii Janno alle ha ka waraabiyo, Ibraahin Maygag wuxu ahaa Nin qiimo weyn ku lahaa Halgankii xo reynta ee SNM illaa iyo gudaha markii la joogay ee uu wasiirka ahaa, ilaahay Naxariistii Janno ha ka waraabiyo, Aamiin.
 

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 


Mujaahid Dr, Mohamed A Abdillhi (Aar) iyo xaaskiisa Sahra Hassan,  waxay tacsi u dirayaan Mujaahid
prof Ibraahim maygag samater.


Dhamaan ehelkii, qaraabadii iyo dhamaad Bulshada Soomaaliland meelkasta ee kasta joogaanba, inu s amir iyo iimaan inaga wada siiyo. Aamiin.



Dr, Mohamed A Abdillhi (Aar)
London , UK

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

GEESIGA DHULKIISA GUUSHA U HORSEEDOW GEERIDA DISHAAY GEEDKAA HABOON


GEERIDU WAA XAQ.

HADAANAN, HADAANAN
HADAANAN GADOODKA
IBRAAHINOW GUGA MANTA
LA SOO HOYAY GUUSHA
 


WAXA KA BAXAY SOMALILAND TIIR KA MID AHAA TIIRARKII GUUSHA SOMALILAND


Anigoo ah
Aniis Cabdillahi Ciise, oo ku hadlaayay magaca Mujaahidiintii SNM ee Washington DC iyo Na waaxigeeda, waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa shicibka somaliland, mujaahidiintii SNM, ehe ladii, qaraabadii iyo Ooridii Mujaahidka , Mujaahidad Amina Cadhoole iyo saddexdood caruura ee kala ah Raage, Luul iyo Shukri, geerida ku timi MUJAAHID IBRAAHIM MAYGAG SAMATER. IN ILAAHAY JANA DII NAXARIIS KA WARAABIYO DHAMAANTEENA SAMIR IYO IIMAAN INAGA SIIYO...AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.


We "
THE SNM mujaahidiin " IN WASHINGTON DC deeply shocked and grieved to hear that " MUJAAHID IBRAHIM MAYGAG SAMATER" passed away last Sunday. It is hard to face the lost of a long time friend and Mujaahid, even from far away.


Everyone of the SNM community in Washington dc was surprised and saddened by the sudden death of the Mujaahid Ibrahim .


He was one of our great Mujaahid as well as a personal Friend to so many of us who worked with him.
The many years he devoted to SNM serives will be long remembered by the Somaliland People. May your memories be a source of comfort .

Although sympathy is only a small consolation, even from the hearts of us who share your sorrow.
We want you to know how deeply Mujaahid Ibraahim's loss felt here in Washington dc and in Somalilan d.
He was respected and admired by everyone who worked with him. We can not eliminate your  sadne ss, but each individual of our Community here in Washington dc joins in this expression of our deep sy mpathy.



DHEEGAYGA GEEDKAAN
UGA DHIGAY BIYAHA IYO
MIYAY DHEEFTA CALANKU
DADKA NAGA DHAXAYSAA
DHIMASHIYO MIYAY CIDI
DHIBTA IILA SIMAN TAHAY
DHEEL DHEEL
KUMAAN HELIN
DHAYAL LA IIMA SIININE
DHULKU MAALINTII HORE
MAANTUU IGU DHEER YAHAY.



WAXA DIRAAYA TACSIDAN MUJAAHIDIINTII SNM EE WASHINGTON DC IYO NAWAAXIGEEDA OO KALA AH

 

1) ANIIS CABDILLAHI CIISE
2) XUSEEN CABDI DIIRIYE " SERAR"
3) AHMED MAHDI XUSEEN " CIIDAGALE"
4) MOXAMED OMAR NUUR " WAJAALE"
5) CABDIRAXMAAN XUSEEN SARMAAN " BURCO"
6) CALI MUSE MOXAMED " GEEDA"
7) RASHIID AHMED MOXAMED " XARAF"
8) OMAR CISMAAN JAMAC " OMAR YARE"
9) SICIID MAXAMED ' BAXAR"
10) MOXAMED CABDILLAHI CIISE
11) FOOD FARAX BALADI
12) HOGAD FARAX BALADI
13) CABDISALAAN BARUUD JAMAC
14) CABDILLAHI BARE " JALO"
15) CABDINAASIR SHARIIF
16) AHMED IIMAAN " LANGADHE"
17) MOXAMED HUSEEN CIISE
18) AHMED ABDI AHMED " QAWANE"
19) OMAR BIIXI CABDI
20) IBRAAHIM CABDI
21) AHMED JIRDE
22) CALI SERAAR
23) QANIYA ADAN
24) AMINA DUBAARE
25) HIBAAQ BASBAAS
26) HODAN CABDILLAHI CIISE
27) AMINA SHEEKHAD
28) CAASHA AHMED BALADI
29) NIMCO AHMED BALADI
30) CALI JAMAC
31) CABDIRAXMAAN CAABI ',CAABI"
32) KHADRA BEERGEEL

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

 

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Mujaahid Muse Biixi Cabdi, wuxuu tacsi u diraya dhammaan shacabka reer Somaliand,qoyskii, ehelkii,qaraabadii,Mujaahdinti SNM,geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum , Mujaahid Ibrahim Meygaag Samatar.


Waxuu ilaahay uga beryaya inuu Marxuumka janoo Fardawsa ka waraabiyo,innagana samir iyo iimaan innaga siiyo.

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Anigoo ku hadlaya Magacayga C/laahi Cabdi Mahdi iyo dhamaan qoyskayaga Aabo cabdi mahdi cali , Hooyo khadra axmed daahir , Hooyo waris maxamed daahir, Suleekha X Cabdi Xuseen Iid cabdi mahdi Aadan cabdi mahdi ,Maxamed cabdi mahdi ,Barkhad Cabdi mahdi ,Fadxi cabdi mahdi, Mubaarik Cabdi ma hdi,C/naasir Cabdi mahdi ,Maxamed cabdi mahdi ,Khaalid cabdi mahdi ,Sayid Cali Cabdi mahdi, Ifraax Ca bdi mahdi, Shukri cabdi mahdi ,Xamda Cabdi mahdi ,Niciima Cabdi mahdi, Nasra cabdi mahdi ,Asma cabdi mahdi ,Ayeeyo Ardo Sh Cali Cismaan

Maxamed Cismaan Cali iyo Xaaskiisa Nimco ISmaaciil

Sh Xasan Cismaan Cali iyo Xaaskiisa Muuna Cawil Ducaale


Farduus Cismaan Cali Iyo Caruurteeda

Xaliimo Cismaan Cali

Nuura Cismaan Cali


Dhamaan dadkaasi iyaga oo ka Tiiraanyaysan waxay TACSI udirayaan Qoyskii qaraabadii iyo qaranka Somaliland Geeridii ku timid
Mujaahid Ibraahid Maygaag Samatar oo ku geeriyooday Dalka Japan ,gaar ahaan magaalada Tokyo .

Waxaanan leenahay alle janadii fardawsa haka waraabiyo ,ehelka Qaraabadii iyo Qayskii iyo qaranka Somaliland ee uu ka Baxdayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJUCUUN



AAAAAMIIIIIIIN AAAAMIIIIIIIIIIIN AAAAAMIIIIIIIN AAAAMIIIIIIIIIIIIN

 



C/laahi Cabdi Mahdi

 

 


 

TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Aniga oo ah Maxamed Yusuf Buux, waxaan halkaan tacsi u diryaa dhammaan qoskii, eheladii iyo dhamm aan shacbiga reer soomaaliland, aniga oo ka tacsiyadeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid alla h a u naxariistii,  Mujaahid Ibrahim Meygaag Samater, oo ku Geeriyooday wadanka Japan, 1-2-2011.

 

Waxaan Ilahay uga baryayaa inuu naxaiist jano Fardawsa ka waraabiyo, dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo. Amiiiiiiiiiiiiin.

 



Maxamed Yuusuf Buux.

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

 Anigoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Xaaskeyga Faysa Jaamac Abi waxanu halkan tacsi tiiranyo leh u diraynaa dhamaan reer Maygaag Samater meel ay joogan ba, gaar ahaan xaaskii iyo caruurtii ku ka ba xay marxuum Ibrahim Maygaag Samater.

Runtii waxa shacbiga reer Somaliland ka baxay oo geeridiisa la soo sheegay xalay
Prof. Ibrahim  Mayga ag Samater oo ku geeriyooday dalka Japan , Ilahay Marxuumka naxariistii jano ha ka waraabiyo samir iyo Iimaana ha inaga wada siiyo iyo dhamaan bulshada reer Somaliland.


 


Omar Darood Hassan

Norway

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 


Gudoomiyaha
UDUB UK, Gudiga Fulinta iyo Dhamaan Gudiyada UDUB UK ee Magaalooyinka London, ,Birmi nghama, Sheffield, Slough, Coventray, Manchester, Leicester, Milton Keynes, Liverpool, Reading iyo  Br istol waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, iyo Guud ahaan Shacbiga iyo Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxaanay ka tacsiyadaynayaan Geerida Marxuum Ibrahim Maygaag Samatar oo xalay dal ka Japan ku geeriyooday.

Marxuumka waxay Ilaahay ugu baryeynaa inuu Naxariistiisa Jannada ka waraabiyo Innagana  dhamaa nteenna Samir iyo iimaan Ilaahay inaga siiyo.


Aamiin Aamiin Aamiin



Axmed Naasir Xirsi Maxamed

Guddomiyaha UDUB UK
Ahmedlibaah@hotmail.com

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Anigoo ah Abdi M.Saleiman (Mingiste) , kuna hadlaya magacayga ,kan xaaskayga iyo caruurtaydaba ,waxaan halkan TACSI tiiranyo leh uga gudbinayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland,aqoon  yaha nada reer Somaliland ,asxaabtii,qaraabadii iyo qoyskii uu geeriyooday ALLE naxariistii JANO ha ka wa raabiyee Marxuum Prof, Ibrahim Maygaag Samatar oo ku geeriyooday dalka Japan.


Marxuumka waxaa ILLAHAY uga baryayaa in uu jadinadii fardowsa geeyo,intii uu ka geeriyoodayna sa mir iyo iimaan ka siiyo.
 



AAAMIIN AAAMIIN AAAMIIN.

Abdi M.Saleiman (Mingiste)

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe oo tacsi u diraya geerida naxdinta leh ee ku timid allaha u naxariistee Muj. Ibrahim Maygaag Samater


Anigoo ku hadlaya magaca
bulsho weynta Gabiley waxaan halkan uga tacsiyadeenayaa geerida  naxd inta leh ee ku timid allaha u naxariitee mujaahid IBRAAHIM MAYGAAG SAMATER rabi naxariistii jano  ha ka waraabiyo ,qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo dhamaanteenba ....aamiin ....aamiin
 

 

Xildhibaan Ibrahim Axmed Haybe

 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Tacsi wada jira oo ku socota qoyski iyo bulshada reer Somaliland guud ee uu ka baxay Ilahay ha u nax ariistee Mujaahid Prof. Ibrahim Maygaag Samater.


1. Chief of Cabinet, Xirsi Cali xaaji xasan

2. Eng cali Cabdilahi Daahir

3. Cali Axmed cali

4. Maxamed Cabdilahi Ducaale

5. Eng Cumar Cismaan Taani

6. Eng Rasheed Cumar Muxumed

7. Cabdirisaq Xusseen xassan

8. Mustafe Cismaan Shiine

9. Cabdiraxman Axmed Cali

10. Maxamed Ibrahim Shire

11. Cumar Maxamed jaamac

12. Daaud Ibrahim Gilingil

13. Maxamed cabdirisaq Sh Yoonis

14. Prof Khadar cabdiraxmaan Maxamed

15. Axmed Maxamed Mire

16. Yusuf Cismaan garas

17. Eng Axmed Naasir xasan xaagi

18. Professor Ixsaan Cumar

19. Axmed Sh Muxumed Dhago

20. Cabdiqaadir Dhamal xasan

21. Cabdirisaq Mooge Cali

22. Axmed Yasin sh Cumar

23. Dr Seyid Maxamed

24. Eng maxamed Dube

25. Maxamed Amiin Yusuf Cismaan

26. Maxamed Xasan Baqaf

27. Axmed Ismaciiil aadan

28. Cabdiraxman Faarax joolaji

29. Cabaas cali qaafir

30. Xusseen Ibrahim xasan

31. Cabdiqaadir xasan Mataan

32. Axmed Nur Xussen faarax

33. Axmed Cismaan taani

34. Iid Muuse Muxumed Xaaji faarax

35. Axmed Maxamed Siciid ( Siyaad)

36. Maxamuud cabdirasheed Weyrax

37. Maxamed cabdilaahi Cumar

38. Maxamed cali warsame

39. Cabdiqani xassan xaad

40. Xassan Sh muxumed Suufi

41. Cabdirisaq Xussen faarax

42. Cabdishakur Maxamed Maxamud Jiciir

43. Cismaan Maxamed( Dhishta)

44. Cabdikariim maxamed Ibrahim

45. Cabdiqani Muuse cabdilaahi

46. Oday Ilyaas Ciise jaamac

47. Cabdifataax Sh Cumar caraale

48. Axmed Talaguu

49. Axmed maxamed Ugaas mujabir

50. Maxamed Kayd Habane

51. Cabdikariim Cismaan Indho

52. Mukhtaar Maxamed caabi

53. Ibrahim cabdiwaahab

54. Axmed Maxamuud Barkhadle

55. Mukhtaar maxamuud Barkhadle

56. Mustafe Maxamuud barkhadle

57. Yuusuf Cismaan Taani

58. Xassan Cismaan Taani

59. Maxamed Ibrahim

60. Cumar Cali Amjad

61. Khadar Cali

62. Musfafe xaaji Maxamuuud

63. Cabdiraxman Yuusuf Cismaan Foore

64. Mukhtar Cabdi Kayd

65. Axmed cabdi Kayd

66. Sh Mawliiid

67. Axmed Iid Aadan Cawaale

68. Farxaan Ceelaabe( Faraxan Canadi)

69. Mawliid Jaamac

70. Axmed Aw Nuur Cismaan

71. Cabdicasiiis Axmed Muuse

72. Cabdinuur Maxamed Obsiiye

73. Maxamed Xussen cabdi gaabane

74. Cabdicasiis Xussen cabdi

75. Saleeban Axmed

76. Maxamed Binu Maxamed Binu cabdilaahi

77. Khadar Mataan xaaji Yuusuf Xassan

78. Faysal Siciid Caynab

79. Yaxye Qoormadoobe

80. Guuleed Mawliid Maxamed

81. Axmed Maxamed Cumar Jeex

82. Cumar fadal

83. Cumar Jigjiga

84. Idiris Cabdi Xirsi

85. Khadar yuusuf( Khadar dheere)

86. Oday Xoojo

87. Mukhtaar Qadiid Jaamac

88. Khadar Xanaan

89. Xasan Maxamed Buraale

90. Cabdicasiis Gacan

91. Saciiid cabdi xassan

92. Xasan Maxamed jaamac( xasan Pilot0

93. Ducaale cabdilaahi Taani

94. Sakariye Cumar Bakaal

95. Axmed maxamed Karaani

96. Khaliif cabdi sheeekh

97. Sh Cabdisalaan maxamed Jaamac

98. Maxamed Mawliid Xirsi

99. Muumin daahir

100. Eng Suhayle Ibrahim madar

Dhamaan boqolkaas aqooonyahan waxay tacsi balaadhan gaadhsiinayaan shacabka reer somaliland iyo reer maygaag samatar, iyagoo ka tacsiyadeynayaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Professor, Mujaahid, Ibrahim maygaag Samatar, waxaanay ilaahey uga baryayaan inuu naxariistiii jano ka waraabiyo., samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan shacabka reer somaliland, gaar ahaan qoyskiisiii
 


Aamiin

 

 


 

TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Abwaanka Wayn ee Caanka ah Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan Ganey) ayaa  tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan ehelkii,qaraabadii,shacbiga Somaliland,mujaahidiintii SNM,geerida naxdinta leh ee ku timid Muj aahid,Marxuum Ibrahim Meygaag Samatar,oo ku geeriyooday Dalka Japan.

 

Wuxuu ilaahay uga baryey inuu janno Farswasa ka waraabiyo,dhammaanteenna samir iyo iimaan ka siiyo,Aamiin
 

 


TACSI TIIRANYO LEH

 

 

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raagicoon
xasbiyalaahu wa nicmal wakeel


We all who knows the late Muj. are mourning. Somaliland is mourning but the Muj before him are in line welcoming the Muj beside their Allah, in heaven, so we think

My condolences to Somaliland, the country and the people and to:


Amina Cadhooli- his beloved wife
Ragi Ibrahim-his son
Shokri Ibrahim-his daughter
L
oul Ibrahim-his daughter, and the rest of the immediate and extended family of Maigag Samater

Allah is the Greatest and we are his servants
Ibrahim was Somali land's greatest and cleanest
He was Somali land's hope for honesty and real leadership

May Allah the owner of all, the merciful bestow his mercy on his soul
and may Allah compensate Somaliland for others like him

 


Ibrahim Mohamed Mead

 

 

 


Tacsi : Geerida Poffessor
Ibrahim Megaag Samatar
انا للة وانا الية راجعون

 

 


Anigoo Ah
Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga,iyo guud aha an magaca jaaliyadda Reer
Norway ee Somaliland, waxaan anagoo ka tiiraanyeysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay Alla ha u naxariistee Ibrahim Meygaag Samatar oo dhawaan ku geer iyooday dalka boqortooyada Jabban oo uu professor Jaanicadeed ka ahaa.

 

Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo. Geerido waa xaq oo noole waa dhinte.


الذين اذا اصابتهم مصيبة قالوا انا ل وانا اليه راجعون


"Those who if a disaster /every thing hated struck them
they said: "We are to Allah, and we are to Him returning.
AAMIIN
Waxaa Tacsida diraya:
-Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamoud Hussein wacays iyo xaaskiisa, Canada
-Yousuf Adan kahin iyo xaaskiisa, London
-Adan Mohamed Tubeec iyo xaaskiisa, England
-Abshir Hassan Tubeec iyo xaaskiisa, England
-Abdi Nour Hersi iyo xaaskiisa, Norway
-Mustafa Omar Warsame iyo xaaskiisa, Sweden
-Ali Abdillahi Bulhan iyo xaaskiisa, Norway
-Abdulkadir Awale Odowa iyo xaaskiisa, Norway
-Abdisalaan Aw ciise maaweel (waberi) iyo xaaskiisa,
Norway
-Ahmed Awad iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamed Egeh Ute iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamed Mohamoud Adan (lenin) iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamed Yousuf Guleid iyo xaaskiisa, Norway
-Omer Daroud Xassan iyo xaaskiisa, Norway
-Jama Ali Osman iyo xaaskiisa, Norway
-Ismael Adur iyo xaaskiisa, Norway
-Caasha Muhumad Madar, Norway
-Caasha Muhumad Abdikkahi, Norway
-Abdirahim Omar iyo xaaskiisa, Norway
-Abdirahim Sh. Dauud, Norway
Mohamed Yousuf Guled iyo xaaskiisa, Norway
-Sh. mohamoud Abdillahi Isse, Norway
-Isse Farah iyo xaaskiisa, Norway
-Ibrahim Daud iyo xaaskiisa, Norway


By Ahmed Abdullahi Obsiye Oslo, Norway