Marxuum
CABDIRAXMAN
FAARX SUGAAL
انا للة وانا الية راجعون
Waxaan
halkan tacsi umarinayaa
qoyska reer
Cabdiraxmaan faarax Sugaal,
geeridii naxdinta lahay ee ku timid
Cabdiraxmaan faarax Sugaal.
ILaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo,
Cabdiraxmaan Faarax Sugaal ,
wuxuu hawl
weyn u soo qabtey
Qaranka.
Cabdiraxmaan Faarax Sugaal
,wuxuu ahaa
indheergarad goor walba ku hawlan
danta
Jamhuuriyada So maliland.
Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu
naxariistii
janno ka waraabiyo,
innaga
samir iyo
iimaan innaga siiyo.
Aamiin,
Aamiin,
Aamiin
Mukhtaar Ibraahin Fadan
Marxuum
CABDIRAXMAN
FAARX SUGAAL
انا للة وانا الية راجعون
Suldaanka Guud
ee Beesha Ballaadhan ee
Jibriil
Abokor,
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman
,oo ta csi tiiraanyo leh u diray qoyskii,ehelkii ,qaraabadii,asxaabtii
iyo dhammaan shacabka Somaliland,geerid a naxdinta leh
ee ku timid ,
Guddoomiyihii Rugta
Ganacasiga ,Warshadaha iyo
Beeraha ee
Somaliland ,
Marxuum
Cabdiraxmaan Faarax Sugaal,oo
maanta oo isniin ah, Bisha March 7,2011, ku geeriyooday
m agaalada
Hargeysa.
Suldaan
Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,
waxa uu
illaahay uga baryay,
inuu Marxuumka,Cabdiraxmaan
F aarax Sugaal
, naxariistii
Jano
Fardawsa
ka ka waraabiyo,qoyskii
,eheladii iyo dhammaann Qaranka So maliland ee uu
ka baxayna
Samir iyo Iimaan
ka siiyo.
Marxuum
CABDIRAXMAN
FAARX SUGAAL
انا للة وانا الية راجعون
Anigoo ku
hadlaya magacayga,
Eng Maxamed
Cali Muse,ka
caruurtayda
iyo
xaaskeyga
,waxaan tacsi tiiraanyo
leh u diraynaa qoyskii,
caruurtii
,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii,asxaabtii
,shaqaalihii Rugt a Ganacsiga Somaliland iyo
dhammaan shacabka
reer
Somalilndba,geerida
naxdinta leh ee ku timid
wal aalkeen,
Guddoomiyihii Rugta Ganacasiga,Warshadaha iyo
Beeraha ee Somaliland (Somaliland
Chamb er of Commerce, Industry and Agriculture) , marxuum
Cabdiraxman Faarax Sugaal
, oo maanta ,
Isniin ,
Bisha March 7, 2011, ku geeriyooday,
magaala madaxda Jamhuuriyadda Somaliland ee
Hargeysa.
Marxuum
Cabdiraxman Faarax Sugaal,markii
aragatidiisa iigu danbaysay ,waxaanu ku kulanay
magaal ada
Dubai
ee
Dalka
Imaaraadka Carabta,oo
waqtigaa uu
Maraakiib
ka raraneyey,anna
aan dano gaar ah u tagay.Marxuum
Cabdiraxaman,wuxuu
ahaa shaqsi
cibaado
badan
,
saaxibul salaad ah,
waji furan,
naxariis
badan,deeqsina
ah .Marxuum
Cabdiraxman Faarax Sugaal,waxaa
lagu xasuusan doonaa kaali ntii laxaa dka lahayd
ee uu ka soo qaatay
halgankii
dalkeenna,dib
u dhiskii,nabadayntii
iyo
horumarka Qarank So maliland.
Waxaa Allaha weyn uga baryeynaa inuu marxuumka ,
Cabdiraxman
Faarax Sugaal,
naxariistii
janno Fa rdawsa ka waraabiyo,
danbi dhaafna u fidiyo,
iilka u nuuro
,
neecaw udgooniyo
, ku
siiyo naruuro,
inna gana
samir iyo
iimaan innaga siiyo,
Aamiin
Aamiin
Aamiin.
Eng .
Maxamed Cali Muse
(Farshaxan)
Marxuum CABDIRAXMAN FAARX SUGAAL
انا للة وانا الية
راجعون
Dhammaantayo , waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa
qoyskii,caruurtii
,ehelkii
iyo ,qaraabadii
uu ka baxay marxuum
Cabdiraxman
Faarax Sugaal
, oo
ku geeriyooday magaala Hargeysa.
Waxaa Allaha weyn uga baryeynaa inuu marxuumka
janno Fardawsa
ka waraabiyo, innagana samir iy o iimaan innaga siiyo,
Aamiin
Aamiin
Aamiin.
•
Xasan Maxamed,xaaskiisa Amina Aw Jaamac Muumin iyo
caruurtooda
•
Cali
Muse , xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Cadar Adan Diiriye
•
Foosiya Jaamac Tukaale
•
Eng
. Maxamed Cali Muse, xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Cabdirisaaq Cali Mise
(Shiine)
, xaaskiisa
iyo caruutiisa
•
Axmednassir Cali Muse
•
Amina Cabdi Cisman
•
Caasha Muse
(Caasha
Baar) ,
odyageeda
iyo caruurteeda
•
Xasan Muse,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Daauud Muse,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Maxamuud Muse
(Sanyare)
, xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Cabdi Muse,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Xasan Mawliid
(Safiirka
Somaliland ee Dalka Faransiiska),Xaaskiisa
Saado Cabdi Kooshin iyo
caruurto oda
•
Dr .
Samsam Maxamed Saalax, odyageeda iyo caruurteeda
•
Hodan Cabdi Cali & Caruurteeda
•
Asli
Cisman iyo caruurteeda
•
Dr.
Maxamed Yusuf Cabdillahi,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Dr .
Maxamed Xasan Caalin,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Dr .
Mahdi Jaamac Rooble, xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Eng
. Adan Aw Yusuf Caalin
•
Cumar Xasan Caalin,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Eng
. Saleeban Xasan Caalin,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Eng.
Cisman Xasan Caalin,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Jibriil Cali Caqli,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Maxamed Adan Muumin,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Eng
. Cisman Muumin,xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Cabdiraxman Aw Ibrahim Buux,xaaskiisa iyo caruutiisa
•
Mako
caalin Cige iyo caruurteeda
|