MARXUUM MAXAMED AXMED KULUC OO KU GEERIYOODAY CAASIMADA SOMALILAND EE HARGYESA

 

ٱلَّذِينَ إِذَآ أَصَـٰبَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوٓا۟ إِنَّا لِلَّـهِ وَإِنَّآ إِلَيْهِ رَٰجِعُونَ
 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Mohamed Ali Muse iyo ka dhammaan Bahda Tim acade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaanu tacsi t iiraanyo iyo murugo leh u diraynaa,qoyskii, caruurtii, ehelkii, qaraabadii,xigaalkii,gac alkii,asxaabtii ,shacabka Somaliland, bah weynta fanka & suugaanta,ee uu ka baxa y,fannaakii qaaliga ahaa,Aabihii masrixiyada,marxuum Maxamed Axmed Kuluc,oo ma alintii Sabtida,17 January 2015,ku geeriyooday caasimada Dalka Jamhuuriyada Som aliland ee Hargeysa.

Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Maxamed Axmed Kulu c, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , ne ecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.
 

 





TIMACADE NEWS NETWORK TNN
 

 

 


 

 

ٱلَّذِينَ إِذَآ أَصَـٰبَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوٓا۟ إِنَّا لِلَّـهِ وَإِنَّآ إِلَيْهِ رَٰجِعُونَ
 

LA-TALIYAHA DHAQAALAHA EE MADAXWEYNHA OO TACSI U DIRAAYA EHELKA MARXUUM MAXAMED AXMED KULUC



La-taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynha Mudane Axmed Xasan Carwo, waxa uu tacsi u dirayaa tafiirta, ehelka, qaraabada iyo asxaabta Maruum Maxamed Axmed Kuluc gaar ahaan iyo guud ahaan ummadda Soomaliyeed.

Marxuumka oo maanta 17/01.2015 lagu aasay Hargeysa, waxuu ahaa nin muddo dheer ku soo jiray taariikhda dhaqanka ee Soomali guud ahaan, gaar ahaana tan Somaliland.

La-taliyahu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga reer Somaliland iyo Soomaliba guud ahaan ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan iyo ducada marxuumka uu waafajiyo

https://www.facebook.com/aharwo?ref=hl

http://samotalis.blogspot.com/