MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha Mada xweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo kan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qarabadii, Qoyskii Asxaabtii iyo shacbiga reer so maliland ee uu ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuun ABIIB XADI JAAMAC oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka.

Waxa uu marxuumku ka mid ahaa
odayaashii magaca iyo maamuuskaba kul ahaa dadkiisa, ee fara ku tiriska ahaa naf iyo maalba u huray dalkiisa, dadki isaba, sidoo kale waxa uu xilal ka soo qabtay dawladihii kala danbeeyey ee wakhtiyadaasi.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha Madax weynaha JSL, waxa uu illaahay uga baryayaa marxuumka in uu
naxariistii ja nno ka waraabiyo Ehelkii, Qarabadii, Qoyskii Asxaabtii iyo shacbiga reer So maliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.aamiin.
 

 


MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC & MAXAMUUD YUSUF XAAJI CABDI CAMIR

 

انا للة وانا الية راجعون



Inaa Lilaahi wa Inaa Ileehi Raajicuun. Rabbi waxan uga baryaynaa inu dam bigooda dhaafo Jannada Fardosana ka waraabiyo marxumad
Abiib Xaddi Ja ma iyo Maxamuud  Yuusuf X. Cabdi Camir ,oo ku kala geeriyooday dalalka Maraykanka iyo Soomalilaand. Anagoo kala ah dadka hoos ku xusan waxan u tacsiyo u kala diraynaa qoysaskii iyo reerihii ay labad marxumm kaga tageen aduunka:



1. Xuseen Maxamad Nuur iyo xaaskiisa
2.Jibriil Cali Caqli iyo xaaskiisa
3. Maxamad Nuux Nuur, iyo xaaskiisa
4. Maxamad Muhumad Cabdi, iyo xaaskiisa
5. Fuaad Cabdi Taraashib iyo xaaskiisa
6. Xasan Muuse Cali iyo xaaskiisa
7. Osman Ali Dahir
8. Maxamed Cali Muse iyo xaaskiisa


oo kala degaan dalkan
UK ,Canada iyo Jarmalka
 


 


MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC & MAXAMUUD YUSUF XAAJI CABDI CAMIR

 

 

 

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),waxay tacsi tiiraa nyo  iyo murugo  leh u dirayaan, qoyskii, caruurtii , ehelkii , qaraabadii , xiga alkii ,gacalkii & asxaabtii  ay ka baxeen Marxuum Abiib Xaddi Jaamac & Mar xuum Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi Camir,oo ku kala geeriyooday Dalka M araykanka & Somaliland.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa,
inuu labada marxuumbba naxar iistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , n ecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteena samir iyo iimaan inna ga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.



 



Tog-wajaale Foundation (TWF)

 

 


 

MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley ,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxm an , oo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxu um  Abiib Xaddi Jaamac , oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka.

 

Suldaanku ,wuxuu ilaahay uga baryey inuu marxuumka,Abiib Xaddi Jaamac ,janno Farduusa ka waraabiyo,dhammaanteena samir iyo iimaan ka siiyo,aa miin,aamiin.

 

 


 

MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Inaa lilaah wa inaa ilaahu raajucuun انا للة وانا الية راجعون

Dhamaan Jaaliyadda
reer Gabilay ee ku dhaqan North America gaar ahaan USA waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Ala ha u naxariistee marxuum Abiib Xadi Jaamac oo dhawaan ku geeriyooday dalka maraykanka,waxaanu marxuunkaa ilaahay uga baryanaa inu u naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tageyna sam ir iyo iimaan Ale ka siiyo.aaaaaaaammmiiin.



Sheekh Sacad Muuse.
Dr. Siciid Muxumed Budle.
Dr. Maxamuud Maxamed Dhakhtar (dr.abaayo)
Dr. Xusseen Cali Hanfi.
Dr.Maxamed Jaamac.
Fu'aad Sheek Abubakar.
Yuusuf Muxumed Budle.
Maxamed shiirimiiri.
Maax Isaaq.
Canab Maxmed Dhakhtar.
Isaxaaq Cilmi Askar.
C/raxmaan Sheekh Ismaaciil.
Sahra Ciidle Nuur.
Maxamuud C/raxmaan (xagaadheere)
Maxamuud SHeekh Cabdi Geedwareershe.
Ruqiya Muxumed Budle.
C/raxmaan Muuse Ismaciil.
Shaafici Tukaale.
Ismaaciil Xusseen Qalinle.
Basra muuse Qoti.
Ubax Cali Maraykan.
C/rasaaq Sheekh Abubakar.
Safia sheekh Muxumed.
Sacaada Cali Barkhad.
Khadar Jaambiir Cige.
Xamda Saleebaan.
Fadxi Cumar.
Sahra Xassan Baadari.
Cadar Aadan.
Cali Khayre.
Sahra Warsame Gadhjab.
iyo qaarkaloo badan.................................

Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan marxuunka inuu qabriga u nuuro.
Aamiin, aamiin, aamiin, aamiin.....

 

 

 


 

MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 


Dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay tacsi u dirayaan qoyskii uu ka baxay marxuun
Abiib Xadi Jaamac oo ku geeriyooday gobalka North Caroline ee cariga maraykanka......

Firdowsa Aw Muse,
Fowsiya Osman Dirir,
Amina Focade,
Amina Ilkacase,
Mona Ahmed Yasiin,
Nimco Diiriye,
Ifrah Rabi,
Ruqiya Budle,
Ciibado Adan (C.Cad)
Asha adan,
Asha Mahamed,
Nimco Xagar,
Nimco Diiriye,
Khadan Garaaraale,
Iyo qaar kaloo badan.........



Dhamaantood Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan
Xaaskiisa Canab iyo caruurtiisa uu Ka Baxay Marxuum Abiib Hadi Jaamac Waxaanay Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Janatul fardawsa ka Waraabiyo Marxuumka Iyagana Samir Iyo Iimaan ka Siiyo... Aamiin....Aamiin...Aamiin.
 

 

 


 

MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Tacsi Tiiraanyo le Oo Ku Socota Dhamaan Reer Abiib Xadi Jaamac.

Anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii ku timid aabahood marxuum
Abiib Xadi Jaamac oo dhawaan ku geeriyooday magalada Charlotte ee dalka Maraykan ka....

Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale.
  Hooyo Saynab Faarax.
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda.
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed.
Mustafe Budle.



Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan marxuunka inuu
naxariist ii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo......Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin....

 

 


 

MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacalade eda,waxaanu tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa,qoy skii, caruurtii, walaaladii , ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,gacalkii &  asxaabt ii  uu ka baxay marxuum ,Abiib Xaddi Jaamac,oo ku geeriyooday Dalka Mara ykanka



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Abiib Xaddi Ja amac, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dh aafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhamma anteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.
 







Maamulka Timacade News Network TNN

 

 


 

MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 

 Xasan Maxamuud Cige, Amina Aw Jaamc Muumin iyo caruurtooda
Aabo Cali Muse Cilmi
Hooyo Cadar Aden Diriye
Fosiya Jaamac Tukaale
 Amina Cabdi Cisman
Axmednasir Cali Muse
 Maxamed Cali Muse & Xaaskiisa
 Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine) & xaaskiisa

 

waxaanu tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa, qoyskii, caruurtii, walaaladii , ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,gacalkii &  asxaabtii  uu ka baxay marxuum ,Abiib Xaddi Jaamac, oo ku geeriyooday Dalka Marayka nka



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Abiib Xaddi Ja amac, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dh aafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhamma anteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.

 

 


 

MARXUUM ABIIB XADDI JAAMAC

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Jaaliyada Gobolka Gabiiley ee degan Wadanka Holland waxay tacsi murugo leh u dirayaan qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla ha u na xariisttee Marxuum Abiib Xadi Jaamac oo ku geeriyooday cariga Maraynka, waxanu ilahay uga baryeynaa inuu marxuumka jannadii fardowsa ka warabiyo dhmaanteena samiriyo iimaaan inaga siiyo. Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin