Bogga Hambalyada ee Ha'yadda Horumarinta Degaanka Tog-wa jaale ee lagaga dhawaaqay Waqooyiga Maraykanka

 

 

Hargeysa (TNN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland, Dr / Professor Maxa med Cabdillahi Cumar,oo hambalyo u diray Hay'adda Horumarinta Degaanka Tog-wajaale iyo Nawaaxige eda, ee lagaga dhawaaqay Waqooyiga Maraykanka.

 

Wasiirku ,Dr / Professor Maxamed Cabdillahi Cumar, wuxuu Ilaahay uga baryey,  inay noqoto Ha'yad hirgasha,shacabka iyo Dalkana waxtar ballaadhan u yeelata,Rabbina ka abaal mariyo dhammaan muw aadiiniinta u guntaday horumarka dalkooda iyo dadkooda.

 

 

 

Timacade News

 

 

 


 

 

Hargeysa (TNN)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman , ahnna Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley ,ay aa Hambalyo u diray dhamaan muwaadiniinta  ka hawl galay abaabulka iyo aasaasidaa Hay' adda  Horu marinta Degaanka Tog-wajaale , ee lagaga dhawaaqay Waqooyiga Maraykanka.

 

Suldaaan Ismaaciil,  wuxuu dhammaantood Ilaahay uga baryey inuu  u fududeeyo hawshaa qiimaha ba dan ee ay ugu tabarucayaan degaanka iyo dalkaba,Rabbina ka abaal mariyo,xasanaad fara badan na ugu badalo.

 

 

 

Timacade News

 

 


 

 


Waxaan hambalyo u dirayaa ku dhawaaqida ururka wax qabadka Tog-wajaale iyo nawaaxigeeda. waxa anan leeyahay kii taba gala , oo wax qabadkiisuna horoumaro ayaan ilaahay u baryayaa, amiin.


 


Amina Aw Jaamac

 

 


 

 

Hambalyo,Hambalyo ku dhawaaqidda Hay'adda Horumarinta Degaanka Tog-wajaale iyo nawaaxigeeda. Bulsho waxay horumar laxaad leh ku tallaabsataa ,markay  isku duubnaato ,talo wadaagto,walaalawdo, kana fogaato khilaafka,Qabyaaladda  iyo is kala qo qobka.

Waxaan Allah ka baryayaa inuu ka yeello, tii hirgasha ,lagu soo wada  hirto , ee dalka iyo dadkaba man aafacaad u yeellata


 

 

Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)

 


 

 

 

Waxaan Hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan muwaadiniinta ka hawl galay aasaaska Hay'add a Horumarinta Degaanka Tog-wajaale ee lagaga dhawaaqay Waqooyiga Marayakanka.

Waa arrin ididiilo leh,aadna aan ugu farxay,waanan soo dhaweynayaa,diyaar baanan u ahay inaan ka qayb qaato horumarka degaanka.

 


Axmed Xasan


 


 

 

 

Hambalyo,Hambalyo,aad iyo aad baan ugu faraxsan ahay,una soo dhaweynayaa Ha'adda Horumarunta Dega anka Tog-wajaale ee lagu dhawaaqay.Waxaad buuxiseen kaalin muhiima , oo degaanku muddo dheer u ooman aa, lagana sugayey Aqoonyahanka faraha badan ee dagaanka u dhashay.

 

Waxaan idinl leenahay Hambalyo,Ilaahayna ha idinku garab galo,aamiin.

 

 

Faadumo Cabdi

 


 

 

Walaalyaal Hamabalyo iga guddooma, aad baanan ugu farxay dadaalka aad ugu jirtaan inaad wax ka qabataan baahiyaha faraha  badan ee degaanka ka jira...Diyaar baan u ahay inaan aniguna dhinacayga idin kala shaqeeyo, ilaahayna ha idinka abaal mariyo dhammaantinbba.

 

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

 

 

 

Xuseen  Cumar

 


 

 

Hambalyo dhamaan muwaadiniinta u sara kacay inay degaankooda horumarkiisa ka wada shaqeeyaa n,waana arrin if iyo aakhiraba kheyr badani ku jiro,Raxmaankuna ha idinka abaal mariyo,kheyrnna ha idiinku badalo.

 

Hambalyo Hay'adda Horumarinta Degaanka Tog-wajaale, guulaysta insha  Allah

 

 

Amina Cabdillahi