|
BARNAAMIJKA FALANQAYNTA EE TNN
Waxaan la socod
siinaynayaa dhammaan shacabka Somaliland meel walbba oo ay joogaanbba iyo d hammaan asxaabta sharafta iyo qadarinta naga mudan, ee
aad u xiiseeya madashan Timacade New s Network
(TNN), inaan dhawaan bilaabi doonno Barnaaamij aad u xiiso
badan oo magaciisu yahay, F alanqaynta
TNN.
Falanqaynta TNN
,waxaanu ku qaadaa dhigi doonno,si mug lehnna ugu lafo guri doonnaa,
hadbba dha cdooyinka ugu doorka roon , islla markaana ugu hadal
haynta badan,ee saameeya dhinacayada siya asadda,dhaqaalaha,nabad
gelyda,waxbarashada,arrimaha bulshada, iwm.
Haddaba,ha moogaan ,hana ka maqnaan ,siina diyaarso
koobkaaga Shaaha
ama Bunkaba, si aad u d huuxdo , ugana
bogato , islla markaana aad
fikirkaaga uga soo dhiibaato
Falanqaynta TNN.
TIMACADE
NEWS NETWORK
TNN
|
|