Ogaysiis: Bandhig Faneedka “Somaliland iyo Habeenka Sag ootinta Nuur Daalacay” oo Hargeisa lagu Qabanayo

 

 

 



ogaysiinayaa Bulsho-waynta Reer Somaliland gaar ahaan inta jecel Fanka in Habeenka Sabtidu soo galayso Magaalada Hargeis lagu qabandoono Bandhig Faneed Balaadhan oo loogu Magac daray “ Somaliland iyo Hab...eenka Sagootinta Fanaanka Nuur Daalacay


Bandhigaasi oo ay la daadihin doonto Fanaanada Wayn ee Sahra Axmed C/laahi (Sahra Ilays).
 


Goobtu waa Panarama Hotel Hargeisa
Qiimuhu waa: $15
Taariikhda: 28-10-2011
7:00 pm fiidnimo
 

 


Goobaha Ticktska laga helayo
waa Xafiisyada Pannaroma ee ku yaala Gudaha Magaalada Hargi esa