BAHDA HAWL-WADEENADA (GABOOYENEWS.COM)WAXEY HAMBALYO & BOGAAADIN U DIRAYAANA SHABAKADA(TOGAHERER MEDIA)SANAD GUURADEEDII

 


MAAMULAHA GUUD & TAFATIRAHA(Barkhad Xaaji Cabdi Mr Gaboye) & DHAMAANBA BAHDA HAWL-WADEENADA MAREEGTA (GABOOYENEWS.COM) waxay salaan hambalyo & bogaadiin aanu hawada u marineynaa ,bahda maamulayasha & ma suuliyiinta & tafatirayaaasha & wariyayasha bahda shabakada wararka saxaafada xorta ah ee (SHABAKADA TOGAHERER MEDIA) meelkasta oo ay dunida ka jogaanba ,

anagoo ugu hambalyeyneyna sanadguuradooda dabaaldaga lana wadaagna damaashadka & farxada sanadguurada shabakada togaherer media.com.
SHABAKADA TOGGAHERER MEDIA WAXAY MAANTA U XUSAYSAA UNA DABAAL DEGYSA SANAD GUURADII KOWAAD EE AASAASKEED DABAALDEGA IYO XUSKA SANDGUURADA KOWAAD EE AASASKA SHABAKADA TOGGAHERER MEDIA .oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 15 July 2009 xusaysaa una dabaal degaysaa sanadguuradii kowaad ee Ka soo wareegtay aasaskii Mareegtan ..

anaguna hadaan nahey bahda shabakada (gabooyenews)waxaanu la dabaaldageyna xuskan sanadguurada koowaad ee shabakada(togaherer.media)waxaanan ilaahey uga rajeyneynaa iney sanadkan sanadkiisa ku gaaraan cimri dherer & caafimaad taama & nolal aayatiinleehba insha alah aamiinnnnnnnnnn ayaanu leehnahey bahda shabakada saxaafada xorta ah ee
Shabakadda wararka Somaliland ee ToggaHerer media.

ugu dambeyntii waxaanu leehnahey Dhamaan Hawlwadeenada shabakada ToggaHerer Media waxaanu marlabad leehnahey hambalyo hambalyo ku gaara sanadka sanadkiisa farxad & reyreyn insha alah kariim.

LONGLIVE TOGAHERER MEDIA. INSHA ALAH.
 

 



BY-maamulaha & tafatiraha shabakada (gabooyenews.com)barkhad xaaji cabdi mr gaboye..

email:abokoriye1@hotmail.com.
email:mrg@gabooyenews.com.
ontario canada .