Baaq: Ururka Ganacsatad Somaliland ee Dubai " UGSD "
 
 

Shir aan caadi ahayn oo xallay ay ku kulmeen guddiga sare ee Urur ka Ganacsatada Somaliland waxay si qoto dheer u lafo-gureen xaa lada guud ee Somaliland.Waxay si diiran u taageerayaan  goâ aanka Golaha Guurtidu ku soo afjaray muranka siyaasadeed ee muddada socday.

Waxaany ka codsanayaan hogaamiyaasha xisbiyadda mucaa ridka iyo dhamaan bulsho waynta Somaliland inay goa’ankaas taageeraan.


 

 


Xoghayaha Guud ee UGSD

Ganacsade Jama Yusuf Omaar