Baaq ku socoda Dhamman Qurba-jooga
Beel Weynta Ciise Muse


 


Waxaa dhamaam Madax-dhaqameedka, Aqoonyahanda, Haweenka, Dhalinyarda ee qurba-joo ga Beesha Ciise Muse , loogu baaqaya in ay ka soo qayb galan shir lagu qabanayo Magalada Lo ndon ee Wadanka Ingriska, Markay taariikhdu tahay May 14 iyo 15 ee sanadaka 2011 saacadu markay tahay 10:00 AM ilaa 6:00 PM, goobta shirku ka dhacaya waa:
 


1. Maalinta Sabtida 14.05.2011
   Copland School
   Cecil Ave, Wembley HA9 7DU

2. Maalinta Axada 15.05.2011
   Chalkhill Community Centre
  113 Chalkhill Road
  Wembley Middx
  HA9 9FX

Ujeedada shirku waa:

Midaynta Qurbojoog Ciise Muuse ee kala jooga dunida daafaheeda.


Shirkan ka dhacaya London , waa mid aan wax shaqo aha ku lahayn:

Siyaasad, Xisbiyo, Iyo wax kasta oo dhaawacaaya geedi socodka iyo Jiritaanka Somaliland.


Qofkii u baahan macluumad dheerad ah, waxa uu la xidhiidh karaya xubnaha shirka qaban qaabi naya ee Wadanka/magalada ay joogaan ama xubnaha shirka qabanqaabinaaya ee London qaa rkood.


Mohames Ismail London
Abdirahman Yusuf London
Hassan Abbey London
Mubarik Warsame Norway
Kaltun Omer Ali London
Nura Weris Washington
Abdirahaman Farah Ottawa
Ahmed Sulieman Toronto
Mohamed Suleiman Minnesota
Nimco Mohamed Good London
 



Guddiga qaban-qaabada ee London