BAAQ AY SOO SAAREEN BEESHA CIISA MUUSE EE KU DHAQAN W ADANKA SWEDEN OO KU SAABSAN WERSHEDA SIBIDHKA EE BERBERA.
 


Shir aad iyo aad u balaadhan oo ay yeesheen BEESHA CIISE MUUSE ee ku dhaqan wadanka SWEDEN, kaas oo ka dhacay magaalada Västrås,Taariikhdu markay ahayd 16/04/2011,  ayaa waxay aad iyo aad uga ha dleen xaalada guud ee wadanku maraayo iyo ta gaar ahaaneed ee Gobolka Saaxil, isla markaana waxay soo saareen baaq ku saabsan wersheda sibidhka ee BERBERA

1) Waxa aanu si adag ugu baaqaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland MUDANE AHMED MOHAME D MOHAMUD , in uu ka noqdo ruqsada uu ku siiyay laba shirkadood ee kala ah Dahabshiil iyo Telesom,  inay dhistaan wershed sibidh oo u gaar ah ,sababta oo ah waxa jirtay in la siiyay shirkad ganacsato ah oo reer SOMALILAND oo dhami ku jiraan in ay maal gashadan warshadii hore ee sibidhka ee BERBERA, sidaas awg eed waa in la qadariyaa heshiiskii hore ee ahaa in ay ganacsatadu maalgashi ku sameeyeen wersheda sib idhka ee hore, laakiin aanay iyagu lahayn wersheda ee ay wershedu tahay Hanti Qaran, sidaas awgeed m a aqbali doono in laga garab dhiso wershed private ah.



2) Hadii uu madexweynuhu arintaa ka noqon waayo , wixii cawaaqib xumo ah ee meeshaa ka dhasha isaga ayaa masuuliyadeeda leh oo lagala xisaabtamayaa



3) Waxa aanu aad iyo aad ugu boorinaynaa shacabka reer SAAHIL , in ay illaaliyaan xasiloonida iyo nabad a gelyada gobolka iyo ta guud ahaaneed ee wadan iskana ilaaliyaan wixii wax u dhimaaya ama dibu dhac k u keenaayay wadankeena



Magacyada

1 Dr Mahamed Aftax Abujahal

2 Mahamed Abdikariin Ahmed

3 Mahamed Yasin Sahal

4 Inj Wacays Cali Cumar

5 Abdi Rooble Geedi

6 Abdilahi Husen Ismail

7 Osman Ahmed Aadan

8 Jeego Aadan farah (Faro Deero)

9 Mustafe Caydiid

10 Abdi Saleban Cige

11 Prof Mahamed Jamac Maryacase

12 Osman Aadan Ismail

13 Abdi Rooble (Abdirooble Yare)

14 Salah Muuse Qaraami

15 Omar Osman Duaale

16 Mohamed Omar

17 Sugule Abdirahman Muuse (Qaraami)

18 Cabdirahman Warsame

19 Mohamed Abdi Muumin

20 Osman Ahmed Aadan (Shine)

21 Abdiqadir Hassan Ahmed (Duse)

22 Ibraahim Shaakir

23 Mohamed Ahmed Farah

24 Inj Abdilaahi Huruuf

25 Pro Geedi Husen Ismail

26 Ahmed Abdi Hassan (Shagaxle)

27 Rahma Rooble Geedi

28 Faadumo Mohamed Yaasin

29 Nimco Ibrahim

30 Ismail Mahamed Ismail

31 Khalid Ahmed Ismail

32 Khalid Ali Omar

33 Nuradin Ali Omar

34 Mahamed Ali omar

35 Pilot Amiin Mohamed Ahmed

36 Mahamed Shacab

37 Abdirisaq Shacab

38 Mahamed Cabdi

39 Hassan Abdi

40 Husen Ahmed

41 Mahamed Omar

42 Mahad Omar

43 Mahamed Ahmed (Carsanyo badeed)

44 Ismail Hassan Jibrill (Nibiri)

45 Siciid wacays (Batalaale)

46 Hassan Mahamed ( Badgal)

47 Abdilahi Omar( Musbaar)

48 Dr Ibraahim Hassan (Badmaax)

49 Jamal Mahamed (Budh iyo Toorileh)