Baahida Dhakhtarka Dhimirka Berbera iyo u tafa xaydashada haweenka reer Somaliland ee UK

 

 

Bahwaynta haweenka sharafta iyo quruxda leh ee reer Somaliland ee daggan dalkan UK waxa la oga ysiinayaa inay qabsoomi doonto munaasibad sadaqad loogu uruurinayo Dhakhtar Dhimirka ee  magaa lada Berbera ee Jamhuuriyda Somaliland.


Dhakhtar-ka oo adeegyadiisa iyo dhismihiisuba aad u liitaan ayaa waxa ka dhiidhiyay haweenkii soo ar kay oo markaa hawshan dhaqaale uruurintaa u tafa xaytay.


Sidaa daraadeed waxa haweenka reer Somaliland loogu baaqayaa inay si baaxad leh ugasoo qayb gal aan munaasibadan oo ay kaalintii lagu yaqaanay ka qaataan dhiska dhakhtar-kan.


Munaasibada wax lagasoo jeedin doonaa wacdiyo diini ah, macluumaad ku saabsan dhakhtarka dhimi rka ee Berbera iyo ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka.

 



Madasha: Chalkhill Community Centre, 113 Chalkhiil Road, Wembley, HA9 9FX


Taariikh: 12-ka March 2011


Wakhtiga: 3-da galabnimo ilaa iyo 10-ka habeenimo


Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: 07957766576 / 07912225289