War-Saxaafadeed


 

Date: 24/08/2010

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa soo saaray   D igreeto uu ku ogolaanayo dhaqangelinta Qoraalka uu madaxwaynihii hore Ruqsada  keeni sta Kaybalka Bada mara ku siiyey Shirkada Somcable Ka dib:Markuu Arkay Codsiga uu so o qoray Maamulaha Shirkada Somcable ee ku taariikhaysan 05-082010


Markuu arkay Warqada ogolaanshiiyaha ee ka soo baxday xafiiska Madaxwaynha 15-08-2010 ee ku saabsanayd Ruqsada kaybalka bada mara ( Submarine Cable ) ee ay bixisay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo la bixiyey 07- November 2009.

Markuu arkay Jiwanka Cashuur qabashada (Voucher 066606) ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta.


Markuu arkay: Shahaadada (Certification ) ogolaansha dhigista iyo dhisida kaalinta laga isticmaalayo Submarine Cable.


Markuu arkay Muhiimada Dhaqaale iyo huru-marineed ee uu wadanka u leeyahay xadhiga badda mara ee Fiber Optic Cable-ku Madaxwaynuhu waxa uu ogolaaday dhaqan gelinta q oraalka hore uga soo baxay xafiiska

madaxwaynaha JSL ee lagu siiyey ogolaanshaha shirkada Somcable Ruqsada keenista Ka ybalka Badda mara (Submarine Cable) taas oo ku salaysan Xeerarka Dalka iyadoo loo raa cayo Dastuurka iyo Xeerarka ka Farcama.


ALLAA MAHAD LEH


 


C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
AF-hayeenka Madaxtooyada JSL