Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay uqaabilsan Som aliya iyo Somaliland Augustine Mahiga oo Hargeisa soo gaadhay.

 

 


Augustine Mahiga ayaa maanta Safar kadis ah oo aan hore loo Shaacin ku yimi Somalilan d .........Daawo Sawiradda

 


Hargeysa ,6 August 2011 (TNN)-Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay uqaabilsan Somaliya iyo Somaliland Augustine Mahiga ayaa goor dhawayd soo cago dhigtay Madaar ka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport.



Augustine Mahiga ayaa manta Safar kadis ah oo aan hore loo Shaacin ku yimi Somaliland, Mahiga oo markii uu ka soo degay madaarka Warbaahintu wax ka waydiisay Safarkiisa ay aa sheegay in ujeedada safarkiisu la xidhiidhay Wada hadal hore oo dhex maray isaga iyo Madaxwayne Siilaanyo taasi oo ahayd Nabadaynta Somaliya iyo kaalinta ay ka qaadan ka raan.

Safarka Mahiga ayaa ku soo beegmay Wakhti Madaxwayne Siilaanyo goor dhawayd safar shaqo ugu anba baxay Dalka shiinaha.

La soco Wixii Warar ah ee ka soo kordha Safarka Wakiilka Gaarka Qaramada Midoobay uqaabilsan Somaliya iyo Somaliland Augustine Mahiga.
 

 



Cali-Mahdi Osman Ahmed
Mahdi092@hotmail.com
Timacade News Desk
Hargeysa/Somaliland