HAMBALYO  AROOS

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 

Dr Daahir Janaale &

Warda-Deeqa

 

 

 


Waxanu halkan hambalyo iyo bogaadin an la soo koobi kareyn uga dirayaan Arooska boq orka
Dr Daahir Janaale iyo marwadiisa Warda-Deeqa,waxanu lamanahaasi illaahey uga baryaynaa inuu ubad kheyr qabada o dalkooda, diintooda iyo waalidkoodba anfaca uu ka la siiyo noloshan muxubo iyo barwaaqo kuwada noolaada, Aamin Aamin

 

 


Waxan diraya hambalyadan :

Aabo Cumar Daarood Xassan
Hooyo Faisa Jama Caabi
Bilan Cumar Daarood iyo Xassan Rashid Oomar

Jibriil Xassan Rashid iyo Xayat Xassan Rashid
Hodan Cumar Daarood iyo Cabdi Nuur Xirsi iyo Nabiiha Cabdi Nuur Xirsi
Hibo Cumar Daarood iyo Eng. Nasir Musa Ismail iyo Ilyas Nasir Musa

Maxamed Cumar Daarood
Cabdiraxman Cumar Daarood
Cabdiqani Cumar Daarood
 


Waxanu markale leenahay lamanahaasi
bash bash iyo barwaaqo ku noolaada
 


 

 

 


Dr Daahir Janaale

Warda-Deeqa

 

 

 



   Dr Daahir Janaale

                      

    Warda-Deeqa

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 

 

By: Cumar Daarood