Aqoonyahan Jamaal & Aqoonyahan Jiir

Waxaan had iyo jeer warbaahinta ku arkaa labada nin ee
kor ku xusan oo sita “Title” ka Aqoonyahan. Ereyga “
Aqoonyahan” wuxuu u dhigmaa “
Educated”. Waxa la odhan
karaa dadka reer Somaliland 60% waa “literate” -waxna
way qoraan waxna way akhriyaan. Waxa kale oo la odhan
karaa 10% waa aqoonyahano “ Educated’.Waxay dhamaysteen
JAAMACAD” University Graduates “
Hadaba, waxaan bahda Saxaafada iyo
bulshwaynta Reer “
Somaliland” waydiinayaa wax ay Jamaal & Jiir kaga duwan
yaheen aqoonyahanda kale ee Reer Somaliland. Waa maxay
aqoonta ay ku soo kordhiyeen dadka iyo dalka Somaliland?
Maxay qabteen ? Maxay qore en ?
Mr Jamaal , had iyo jeer wuxuu ku dadaala inuu dadka ka
qosliyo”
Comic’,
Mr. Jiirna wuxu u
dhaliila Siilaanyo.
Markaa aqoonto ma qosolka iyo dhaliisha? Waxaan tegay
xaflad uu M udane Jamaal ku qabtay London. Wuxuu ka
sheekeeyay “ Bisadaha Berbera & Doorasha dii deegaanka-
Berbera Cats & Municpal Elections”
Dadka qaar way
qosleen, laakinse ani gu waan yaabay. Abwaan Cali Sugulle,
wuxuu yidhi :
Aqoonta miyaa la iibsan karaa ?
Maya Maya - ee Waa intuu qofba eebe geshaa.
Bulshowaynta waxaan ka sugaayaa jawaab, idinka oo
mahadsan.
|