Mayorkii hore ee degamada Tog-wajale, Adan Shiine,oo Hambalyo u diray Madaxweynaha & Marwada Qaranka

 

 

Hargeysa (TNN):- Mayorkii hore ee degmada Tog-wajaale,Adan Shiine, oo Hambalyada xuska sannad guurada 25-aad ee maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May,u diray M adaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany o),Marwada Qaranka, Amina-weria Sheekh Maxamed Jirde,waxaanu ilaahay uga baryey inuu sannadkan sannadkiisa caafimaad,bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo.

Sidoo kale,wuxuu Hambalyada xuska 18 May u diray Madaxweyne ku-xigeenka, Cabdira xman Saylici iyo marwadiisa,ciidamada Qaranka,xildhibaanada labada Gole,Golaha Wasiir ada iyo dhammaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaanba.

Mayorkii hore ee degmada Tog-wajaale,Adan Shiine,ayaa Rabbi ka baryey inuu sannadk an sannadkiisa uu Aqoonsi caalamiya inna siiyo,Nabadana inoo siyaadiyo, dalkeenunua k u talaabsado horumar joogto ah.

 



Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland