Mayorkii hore ee degmada Tog-wajaale,Mujaahid Ad an Shiine
iyo qoyskiisa,oo
dhambaal tacsiya u diray ehelkii marxuum Maxamuud Caydiid Raageh (Lafcanbe)
Birmingham (TNN) : - Mayorkii hore ee degmada Tog-wajaale,Mujaahid
Adan Shiine i yo marwadiisa,Rooda
Maxamed Cali Faarax,ayaa dhambaal tacsiya u diray xaaskii,
caruurtii,
ehelkii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka
baxay,marxuum Maxamuud Caydiid Raageh (Lafcanbe),oo ku geeriyooday
dalka Kanada.
Waxay Ilaahay uga baryeen ,inuu marxuumka janno fardwsa ka waraabiyo, dhamm aanteena samir iyo iimaan ka siiyo,aamiin.
إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Timacade News Desk
Birmingham,UK
|